Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Yusuf Sheikh Aadan (Qalinle} Dhageysi wanaagsan .
April 2022
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Guddoonka Aqalka Sare BFS oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanku wuxuu ahaa:- 1- Warbixin guud ee Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS ee howlaha wax-qabad ee…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Sacuudiga oo ku dhawaaqday in berri aysan aheyn Ciid
by Warsan Radio April 30, 2022iyadaa aan maanta la arag Bisha Shawaal ee Sanadkan 1443, ayaa Dowladda Sucuudigu ku dhawaaqday in la ciidi doono maalinta Isniintaa, May 2, 2022 Bisha Ramadaan Sanadkaan 1443 waxaa la…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xilka si rasmi ah ula wareegay
by Warsan Radio April 30, 2022Guddoomihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu wareejiyay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Sheekh Aadan Madoobe. Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
-
WARARKA MAANTA
Booliska Canada oo qabtay nin Soomaali ah oo ay ku raadjoogeen
by Warsan Radio April 30, 2022Nin asalkiisi Soomaali yahay oo kaalinta koobaad uga jira liiska dadka ay doonayaan laamaha ammaanka ayaa lagu qabtay waddankaas. Booliska Canada ayaa Talaadadii sheegay inay lacag dhan 250 kun oo…
-
WARARKA MAANTA
Tirada dadka tahriibayaasha ah ee badda ku dhintay sanadkii hore oo korortay
by Warsan Radio April 30, 2022In ka badan 3,000 oo qaxooti ah, tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa ku dhintay marinnada Mediterranean-ka iyo badda Atlantic-ga sannadkii hore, iyagoo isku dayaya inay Yurub galaan, sida lagu…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Kooxo hubeysan ayaa Degmada Yaaqshiid ku dilay Cismaan Maxamuud Cabdi oo ahaa Guddoomiyaha laanta Dalxiis ee degmadaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday. Alle ha u naxariistee Cismaan Maxamuud…

