Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Warsan oo aqrinayo Maxamuud Abdullahi Ali (Gaabshaa)
April 2022
-
Ugu yaraan laba shirkadood oo Hindi ah ayaa qorsheynaya in ay Sucuudiga ka iibsadaan saliid ka yar intii ay caadiyan iibsan jireen, ka dib markii boqortooyada Sucuudigu ay sare u…
-
WARARKA MAANTA
Carruur Soomaali ah oo lagu la’ yahay magaalada Qaahira
by Warsan Radio April 7, 2022Waxaa wali la baadigoobayaa laba wiil oo ka mid ah saddex carruur Soomaali ah oo lagu waayay Magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana carruurtan ay da’doodu tahay 12 jir iyo…
-
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa taageeray oo soo dhaweeyay dhismaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS). War qoraal ah oo uu soo saaray sarkaalka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Fuliyey Howlgal Dad Lagu Soo Qab-Qabtay
by Warsan Radio April 6, 2022Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo waxaa ay ka sameeyeen xaafaddaha kala duwan ee degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, dowlad Goboleedka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka Iyo Midowga Yurub Oo Cunaqabatayn Dheeraad Kusoo Rogaya Ruushka
by Warsan Radio April 6, 2022Maraykanka iyo Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in ay cunaqabatayn dheeraad ah ku soo rogaan Ruushka Arbacada maanta, taasoo jawaab u ah eedeymaha Ukraine ee ah in ciidamada Ruushka ay…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga Doorashooyinka Oo Maanta Xildhibaano Hor Leh Siiyay Shahaadada Rasmiga Ah
by Warsan Radio April 6, 2022Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maalintii shanaad oo xiriir ah Magaalada Muqdisho ka wada bixinta shahaado siinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee kusoo baxay…

