
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Ali Abdullahi (Gaabshaa)
20 qof oo muslimiin ah ayaa lagu dilay gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya iska horimaad dhexmaray rag hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, sida uu sheegay hoggaamiyaha Muslimiita ee gobolkaasi.…
Waxaa xalay saqdii dhexe teendhada Afisyooni loogu doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Adan Maxamed Nuur (Adan Madoobe), kadib markii uu helay 163 cod, halka xildhibaan Xasan Cabdinuur…
Doorashad guddoonka Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana hadda la isla aaday Wareeggii labaad.Musharraxiinta ayaa Wareegga koowaad kala helay: Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS1.…
Caawa waxaa idaacdada Warsan Radio ku tartamey Xafadaha kala ah Daarusalaam A iyo Towfiiq B,tartanka oo ahaa knock out yaa caawa waxa ka harey xaafada Bardaale A,xaafda walba waxaa la…
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan, Tabiye Wariye “Yuusuf Sheikh Aadan” (Qalinle)
Hoos ka dhageyso Warka galab ee Idaacada Warsan, Tabiye Wariye “Mukhtaar Sheikh Aadan” (Dalmar)
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa dalbaday in si nabad ah ay ku qabsoonto doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo Maanta lagu wado inay ka dhacdo Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaanka…
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Geneva uga qeyb galay shir looga hadlayay xaaladda abaaraha ba’an ee…
