
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Shukri Ismaciil Axmed (shukri Bidhaan)
Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ku guuleystay mar kale in uu noqdo guddoomiyaha golaha aqalka sare ee BJFS . Guddoomiyaha KMG golaha aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada, waxaana Cabdi…
Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
Guddiga doorashada Golaha Shacabka ayaa la sheegay in laga soo saaray Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana la sheegay in Ciidamo Nabad sugid iyo Boolis ah ay kasoo saareen…
Waxaa goordhaw lagu wadaa in ay si toos ah u billaabato doorashada Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya. Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee loogu diyaar garoobayo doorashada ayaa hadda…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha ayaa si kulul kaga jawaabay qoraal uu soo saaray Siciid Deni, kaasi oo ku aaddanaa in wax kama jiraan ay tahay…
In ka badan 200 oo qof ayaa ku dhintay isku dhacyada u dhexeeya dadka reer guuraaga Carabta ah iyo beeralayda deegaanka ee gobolka Galbeedka Darfur ee dalka Sudan, waxaana xiisaddan…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa nasiib daro ku tilmaamay qorshayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday uu ku carqaladaynayo doorashooyinka dalka oo ay u danbaysay weerarkii caawa lagu qaaday Gudoomiyaha…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Geneva kula kulmay xubno ka socday jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland oo uu uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan…
Caawa waxaa idaacdada Warsan Radio ku tartamey Xafadaha kala ah Bardaale A iyo Towfiiq A,tartanka oo ahaa knock out yaa caawa waxa ka harey xaafada Bardaale A,xaafda walba waxaa la…
