Howlgal lagu qabtay Maandooriye & Ciyaal Weero oo laga sameeyay Muqdisho written by Warsan Radio 01/06/2022 Ciidamada Ammaanka gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir kadib markii cabasho ay katimid qaar kamid ah Bulshada degmadaas.Howlgalka oo uu horkacayay Guddoomiyaha Cusub ee degmada Deeyniile, waxaana la sheegay in lagu soo qabtay Maandooriyaal iyo Ciyaal weero kuwaas oo qeyb weyn ka ahaa amni darrada kajirta degmada.Guddoomiyaha degmada Deeyniile ayaa Bulshada ku nool Degmada kula dardaarmay in ay kala shaqeeyaan sugida amniga iyo xasiloonida., isaga oo ka codsaday waalidiinta dhalay dhalinyarada ku howlwalan falalka amniga lidi ku ah in ay Carruurtooda kawarqabaan.Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa hadalkiisa waxaa uu intaasi kudaray in uu la dagaalami doona wax walba oo Amniga Degmada wax u dhibaya sida:1. Ciyaal weerada.2. Maandooriyaha3. Nabad diidka.4. Tuugada umada dhacda.Degmooyin badan oo kuyaalla Gobolka Banaadir ayaa dadka kunool waxaa bilihii la soo dhaafay ka cabanayeen Ciyaal weero iyo Kooxo Burcad ah oo dhac u geysanayay. Howlgal lagu qabtay Maandooriye & Ciyaal Weero oo laga sameeyay Muqdisho was last modified: June 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah ka yeeshay khilaafkii u dhaxeeyay next post Haweeneey hal meel ku dishay 6 Carruur ah oo ay dhashay You may also like Dowlad ka cabanaysa weeraro dhanka Internet-ka oo lagu soo qaaday 18/06/2022 Al-shabaab oo sheegtay qaraxii lala eegtay gaari uu lahaa Jen. Cali Gaab 20/05/2020 Khayre oo Daah-furay Mashuuca Maal-gelin…… 27/01/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha 16/05/2021 Akhriso:-Saameynta ka dhalan karta Xiriirkii loo jaray dowladda Qatar (Warbixin) 05/06/2017 Ra’iisul wasaare Rooble oo guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Amniga 29/09/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad Sugidda garoonka Aadan Cadde 23/07/2021 Mareykanka oo xaqiijiyay tirada duqeymaha ay ka geyteen Soomaaliya sanadkaan 01/09/2020 Akhriso Magacyada: Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi 07/11/2020 Soomaalida Kenya oo walaac ka muujiyay hadal kasoo yeeray Raila Odinga 26/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.