
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Abdiraxmaan Maxamed Axmed (Odey)
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Ruushka Volodymyr Zelensky ayaa codsaday in dalkiisa la siiyo hubka casriga ah ee difaaca gantaallada si uu dalkiisa uga hortaggo weerarada Ruushka. Wuxuu sheegay in dalkiisa lagu soo riday…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 2aad waxaa looga hadlaya Faaidada haweenka ganacsatada ay u leedahay in hantidooda ay ku keydsadaan Bangiyada barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana…
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howgal qorsheeysan ka sameeyay degaanka Qabdho oo hoostaga degmada matabaan ee gobolka hiiraan halkaas oo mararka qaar lagu arki jiray Xubno katirsan Al-Shabaab. Howlgalka oo…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan Casho ahaa la qaatay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo kala hadlay arrimo dhowr oo ku saabsan xaaladda dalka.…
Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Bacda oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay ku dagaalameen Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ah ee loo yaqaano…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhowy-{WMN}-Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho , Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…
