
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Goluhu waxa ay warbixin kaga dhageysteen Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Dalka Mudane…
Inta la xaqiijiyay Saddex Ruux ayaa geeriyootay 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib shil gaari oo Maanta ka dhacay duleedka degmada Cadalle oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dadka…
Waxaa Maanta gaaray degaanka Xero Jaalle oo kamid ah degaannada Gobolka Mudug Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland Muumin Cabdishire ayna qeyb ka yihiin Guddoomiye ku…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Abdiraxmaan Maxamed Axmed (Odey)
Waxaa Maalintii labaad Xarunta Madaxtooyada ka socda Shir ay leeyihiin Golaha wadatashiga Qaran oo oo ka kooban Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed & Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir. Shirka…
Baydhowy-{WMN}-Ciidanka sida gaarka uTababaran ee Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 4-aad Guutada 16-aad ayaa howlgal Qorshaysan ka sameeyey degaanka baleey oo qiyaastii u jira 6 km…
Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa in Xarunta Shirarka ee Villa Hargeysa inay Kulan wadajir ah ku yeeshaan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Guddoonka labada…
Baydhowy-{WMN}-Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan in la adkeeyo sharciga hubka ka dib toogasho wadareed bishii hore ka dhacday gobolka Texas.…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan gurmadka abaaraha Dalka. Madaxweynaha ayaa Ganacsatada…
