aydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
June 2022
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Shiray Xaaladda Abaaraha Jira
by Warsan Radio June 11, 2022Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobolleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Kulankan ayaa…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maalmo kahor shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha xilka qaadista lagu sameeyay ee Abuukar Muudeey, kaasi oo lagu eedeeyay inuu amar…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee Maanta Ka Furmay Villa Somalia?
by Warsan Radio June 11, 2022Baydhowy-{WMN}-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Maanta oo sabti ah ka furmay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka oo socon doona…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Magacaabay Madaxda Hab-Dhowraha Golaha Aqalka Sare
by Warsan Radio June 11, 2022Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare iyo ku-xigeenkiisa, kadib kulankii Maanta Golaha ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cabdi Xaashi…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Shukri Isamaacil Axmed ( Shukri Bidhaan ) Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: June 11th, 2022 by…
-
WARARKA MAANTA
Somaliland iyo DDS oo ka wada hadlay la dagaallanka waxyaabaha sharci-darrada ah
by Warsan Radio June 11, 2022Baydhowy-{WMN}-Waxaa magaalada Burco lagu soo afmeeray shirkii arrimaha amniga iyo iskaashiga xidiidhka labada dhinac ee gobolka Tog-dheer Somaliland iyo gobolka Jarar ee DDS. Masuuliyiinta dhanka gobolka Tog-dheer ee Somaliland ayaa…
-
Sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Iraan, ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii uu bariga Iran,tareen ku qalibmay. Tareenka oo ay…

