
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidow Shariif (Happy)
Baydhowy-{WMN}-Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu ku yeeshay dalalka Afrika, gaar ahaan hakinta…
Baydhowy-{WMN}-Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid Sanduuqa Bani’aadantinimada Soomaaliya (SHF) si gargaar degdeg…
Baydhowy-{WMN}-Muwaadiniin Soomaaliyeed, ayaa xalay Dhimasho iyo Dhaawac loogu gaystay Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika gaar ahaan Xaafadda Strand. Inta la xaqiijiyay hal nin ayaa geeriyooday halka labo kalena…
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka ayaa shaacisay in la qabanayo Imtixaanka shahaadiga ah oo halis ugu jiray in uu baaqdo. Wasaaradda ayaa u mahad celisay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Taliska ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa shaaciyey in iyagoo kaashanaya ciidamada dowladda Soomaaliya ay duqeymo ka fuliyeen degaanka Beerxaani ee gobolka Jubbada Hoose. Taliska ayaa sheegay in halkaas…
Wasiirka Boliiska ee dalka Koofur Afrika ayaa sheegay in uu si weyn kor ugu kacay tirada dilalka iyo dambiyada kale ee ka dhaca dalka Koofur Afria. Bheki Cele aya sheegay…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo odayaasha dhaqanka ee Galmudug.Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka…
Baydhowy-{WMN}-Inta la xaqiijiyay Hal ruux ayaa geeriyooday halka laba kale ay dhaawacmeen kadib Shil gaari oo ka dhacay Agagaarka laamiga Degmada Deeyniile gaar ahaan halka loo yaqaano Dhista Xaafada Siisii.…
Baydhowy-{WMN}Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
