Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheikh Adan (Dalmar)
July 2022
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka & wadashaqeynta
by Warsan Radio July 18, 2022Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf. Labada mas’uul ayaa wada hadlay adkaynta xiriirka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Kuwait oo cambaareysay qaraxii ka dhacay Magaalada jowhar
by Warsan Radio July 18, 2022 -
WARARKA MAANTA
Qarax lala beegsaday Ciidamada howlgalka ATMIS & khasaaro ka dhashay
by Warsan Radio July 18, 2022 -
WARARKA MAANTA
Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
by Warsan Radio July 18, 2022 -
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Galmudug oo cambaareeyay qarixii Jowhar, xilli Cali Guudlaawe ka hadlin
by Warsan Radio July 17, 2022Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa cambaareeyay qaraxii Maanta ay Al-Shabaab ku weerareen Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe sidoo kalana ah caasimadda Hir-Shabeelle. Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa…
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id ayaa si qotodheer uga hadlay ahmiyadda ay leedahay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Qasim Maxamed Axmed

