Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar)
August 2022
-
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka ku wajahan magaalada Qardho halkaas oo lagu wado in uu uga sii gudbo degmada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan. Mas’uuliyiin kala duwan oo…
-
WARARKA MAANTA
Qaar ka mid ah dadka ku dhintay weerarka Hoteel Xayaat oo la shaaciyay
by Warsan Radio August 20, 2022Baydhabo-{WMN}-Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday hoteelka Xayaat ee ku yaalla KM4, halkaas oo lagu soo warramayo inay wali ku jiraan. Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo, oo ismiidaamin ahaaa. Kooxda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dagaal iyo Qaraxyo wali ka socda gudaha hoteelka Xayaat ee Magaalada Muqdishio
by ATEERA August 20, 2022Baydhabo-{WMN}-Rasaas goos-goos ah ayaa weliga laga maqlayaa Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, iyada oo ciidamada ammaanka ay weli dagaal kula jira kooxdii Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaadday hotelkaas ku…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe Oo Dib U Dhigay Kulankii Lagu Dhaarin Lahaa Madaxweynihii hore ee Maxamed Abdullahi Farmaajo
by ATEERA August 20, 2022Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dib u dhigay kulankii berrito oo sabti ah ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka. La-taliyaha gaarka ah…
-
WARARKA MAANTA
Faah Faahin: Rag Hubeysan Oo Ka Dhex Dagaalamaya Hotel Ku Yaal Magaalada Muqdisho
by ATEERA August 20, 2022Baydhabo-{WMN}-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Is-miidaamin ah oo Caawa ka dhacay meel ku dhow Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho, waxaana rag hubeysan ay gudaha u galeen hotelka…
-
Baydhabo-{WMN}-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Is-miidaamin ah oo Caawa ka dhacay meel ku dhow Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho, waxaana rag hubeysan ay gudaha u galeen hotelka Xayaat…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri dhaarin doona Madaxweynihii hore ee dalka
by ATEERA August 19, 2022Baydhabo-{WMN}-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berrito oo sabti ah lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdishio. Ajendaha koowaad ee kulanka Xildhibaanada…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo si deg deg ah ku tegay degmada Maxaas
by Warsan Radio August 19, 2022Baydhabo-{WMN}-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Maanta gaaray Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan oo aay ku suganyahiin madaxweynaha…

