Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
August 2022
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo weeraro ka geystay degaano hoostaga Mandheera & khasaaro ka dhashay
by Warsan Radio August 9, 2022 -
WARARKA MAANTA
Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xukuumadda Somalia laga sugayo waxka qabashada Ciyaal weerada
by Warsan Radio August 9, 2022 -
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka qeyb galaya shirka dhaqaalaha Soomaaliya & Uganda
by Warsan Radio August 9, 2022Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah kujooga dalka Uganda ayaa halkaasi ka wada kulamo kala duwan oo badankood looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya, kuwaas oo uu la qaatay…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada Madaxtinnimada Kenya oo Maanta bilaabaneysa & Amniga oo la adkeeyay
by Warsan Radio August 9, 2022 -
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
-
WARARKA MAANTA
QM oo ku dhawaaqday inay kordhineyso taageerada ay siiso Dowladda Soomaaliya
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan. Labada mas’uul…
-
Baydhabo-{WMN}– Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan magacaabid Saddex La-taliye Madaxweyne oo kala ah, La-taliyaha Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda, La-taliyaha Mashaariicda iyo…
-
WARARKA MAANTA
Kulan deg deg ah oo laga yeeshay Amniga Jowhar kadib qaraxyo ka dhacay
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}– Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa shir gudoomiyey kulanka Amniga oo ay ka qeyb galeen saraakiisha ciidamada booliiska Hirshabelle Ciidamada Nabad sugida iyo kuwa xooga Dalka…
-
Baydhabo-{WMN}– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Uganda, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Yoweri Museveni. Madaxweyne…

