Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Radio Warsan oo aqrinayo Abdullahi Nuur Adan (Jaceelow)
August 2022
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqay in DFS kala kaashanayaan la-dagaalanka Al-Shabaab
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}– Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa sheegay in la qaadayo howlgallo Ururka Al-Shabaab looga saarayo deegaannada ay weli ku harsan yihiin ee Jubbaland. Sidoo…
-
WARARKA MAANTA
Sarkaal Ciidan oo lagu dilay Mgaalada Muqdisho & faah faahino laga helayo
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}– Rag hubeysan ayaa waxaa la sheegay in Maanta agagaarka Isgoyska Seybiyaano ee Maaalada Muqdisho ay kudileen Sarkaal katirsan Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya. Sarkaalka oo lagu Magacaabi jiray…
-
WARARKA MAANTA
Puntland oo ku dhawaaqday in 21 Iskuul u xirmeen Abaar darteed
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}– Wasaaradada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa war-murtiyeed ka soosartay Shirka Waxbarashada Xaladaha deg deg ah ee Puntland, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Garoowe ee Gobolka…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan dalka Uganda
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Wafdi Ganacsato ah ayaa Maanta dalka uga ambabaxaya safarkii Sideedaad tan iyo markii la doortay, isaga oo ku wajahan Magaalada…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Ururada saxaafada Soomaaliya oo canbaareeyay wariyaal lagu xeray baydhaba.
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}-Maamulka Koonfur Galbeed waa in uu amraa saraakiisha booliiska Baydhabo in ay siidaayaan laba weriye oo ka tirsan Radio Warsan oo ku xiran waaxda dambi baarista ee Baydhabo tan iyo…
-
WARARKA MAANTA
Maraakiibta DAGAALK ee SHIINAHA iyo TAIWAN oo badweynta isku eeganaya
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}-Maraakiibta dagaalka ee Shiinaha iyo Taiwan ayaa isku eeganaya badweynta, ka hor inta aanu soo gaba-gaboobin afar maalmood oo dhoolatus ciidan ah oo aan hore loo arag oo Shiinuhu sameeyay,…
-
WARARKA MAANTA
Falastiiniyiinta iyo Israa’iil oo ay wada gaaray heshiis xabbad-joojin ah
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}- Dalka Masar ayaa gacan ka geystay inay heshiis xabbad-joojin ah gaaraan, Israa’iil iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad, oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey uu dagaal ku dhex marayey…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ganacsatada kala hadlay maalgashiga dalka
by Warsan Radio August 8, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa kala arrinsaday iskaashiyada ganacsi ee heer gobol iyo kobcinta maalgashiga dalka. Madaxweynaha ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ugu…

