
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Maykoo usub , caawa Barnaamijka Waxaa idin soo gudbinaaaya ama idin soo diyaariyay mohamed abdirahman abdulle maleele
dhageysi wacan

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Maykoo usub , caawa Barnaamijka Waxaa idin soo gudbinaaaya ama idin soo diyaariyay mohamed abdirahman abdulle maleele
dhageysi wacan
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Khaalid Abdi Ibraahim
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah hoggaamiyaasha Ahlu sunna Wal-jameeca ayaa sheegay in Ciidamadooda qeyb ka yihiin dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab ee ka socda degaannada…
Hoos ka dhageyso Warka galabnimo ee idaacada warsan oo soo jeedinaayo wariye Yuusuf sheikh Aadan (Qalinle) Dhageyso : Warka Galab ee Idaacada Warsan was last modified: September 30th, 2022 by…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeyb galay munaasabad ku saabsan doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib-u-xoreynta iyo nabadeynta dalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhallinyarada…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa War kasoo saaray qarixii Maanta ka dhacay degaanka Basra oo hootaga degmada balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe, kaas oo lagu dilay taliyihii qeybta Booliska Gobolka…
Wararka naga soo gaaraya Aaga degaanka Basra oo u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan oo lala beegsaday Gaadiid ay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Sawirada dayax-gacmeedka ayaa muujinaya in isu-urursi ciidan uu bishan ka socday magaalooyinka labada dhinac ee xuduudka woqooyi ee Itoobiya ay la wadaago Eritrea, sida ay sheegtay shirkad madax-bannaan oo Mareykan…
Ciidanka Xoogga, gaar ahaan ururka 9-aad, guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulada Sabya oo ka tirsan deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha hoose. taliyaha guutada 18-aad…
