Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Duqeymo cirka ah oo laga fuliye waqooyiga gobolka Tigray
by ATEERA September 14, 2022Baydhabo-{WMN}-Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu qaaday duqeymo cirka ah , sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka, laba maalmood kadib markii maamulka TPLF ee halkaas ku sugan ay sheegeen in…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Cagjar ” Al Shabaab waxay ka faa’iidaysataa dadka nugul
by ATEERA September 14, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal dhanka cirka ah ku gaaray gobolka Afdheer gaar ahaan degmada Ceelkari. Madaxweynaha ayaa shacabka degmada Ceelkari meel fagaare…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun Dil ah ku riday Rag loo heesto weerar iyo Dil
by Warsan Radio September 13, 2022Baydhabo-{WMN}- Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeesay dhageysiga dacwad ka dhan ah 11 eedeysane oo loo hestay dagaal sifeyn ah iyo weerar sababay dhimashada marxuum Liibaan Cabdiqaadir Cali. Maxkamadda…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
-
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga Muqdisho ayaa qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay’adda IOM, Mohamed Abdiker, Madaxa Xafiiska IOM ee Soomaaliya, Frantz Celestin…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya
by Warsan Radio September 13, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nayroobi kaga qeyb galay Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Adan (Socodaal)
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Wakiillo katirsan Beesha Caalamka oo Lakulmay Laftagareen
by Warsan Radio September 13, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Safiirada Beesha Caalamka ufadhiya Soomaaliya oo uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amp James Swan.…

