
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Sadam Hilal.
Baydhabo-{WMN}- Axsaabta mucaaradka ee Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhiyin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga ahaa…
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac ). Kulanka waxaa shir-gudoominayey Guddoomiya Guddiga Difaaca Mudane Yuusuf Geelle Ugaas muhiimada kulanka…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 19 aad Nidaamka wada lahaanshaha ganacsiyada iyo Faaidadiisa ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed (…
Baydhabo-{WMN}-Gantaallo ayaa lagu garaacay caasimadda gobolka Kurdida ee Ciraaq, duqa magaalada Koye oo u dhaw caasimadda Erbil ayaa sheegay in hal qof uu ku dhintay halka toban kalena ay ku…
Baydhabo-{WMN}- Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 5-aad, guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab qeybtooda Jubaland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada Dhay-cabdi, Mayoonde, Qudhac-madoobe, Koban, Araare iyo Bandar-jadiid oo dhamaantood…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay Xaflad weyn oo soo dhoweyn ah oo ay u sameeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed Dalka Zambia, taasi oo ay kasoo qeybgaleen Boqolaal…
Baydhabo-{WMN}- Labada xisbi ee mucaaradka ah ee Somaliland ayaa sheegay inaysan Madaxweyne u aqoonsanayn madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddisia. Hadalkan ayey xisbiyadu sheegeen in ay ku egtahay mudda…
Baydhabo-{WMN}- Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay 53 kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay goob mashquul badan oo ku taalla bartamaha magaalada Istanbul, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalka…
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso shukri ismaaciil Axmed (Bidhaan)
