Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Senator Fartaag? written by Warsan Radio 11/01/2023 Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan gaar ahaa ku yeeshay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sanater Cabdullahi Sheekh ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare, iyada oo uu khada taleefoonka uga qeyb galay guddoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed & Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen.Kulanka ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheegayaan in looga hadlay arrimaha Gobolka Gedo, iyada oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu u sheegay mas’uuliyiinta in loo baahan yahay Maamulka Jubbaland oo mideysan oo Kismaayo kaliya aan ku okeen. Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Senator Fartaag? was last modified: January 11th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Imran Khan oo ka digay ‘dagaal ka dhex qaraxa’ Pakistan iyo Taalibaan next post Weerar dad lagu dhaawacay oo ka dhacay dalka Faransiiska You may also like Maxkamad xukun ku ridey nin diley hooyadiis Meydkeediina cunay 17/06/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/06/2020 Siihayaha Wasaarada Caafimaadka Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Gashay Shir Caalami Ah 13/08/2020 Maxay kawada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS & Danjiraha Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya? 07/09/2022 Kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay 06/02/2020 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS 06/02/2017 Ammaanka Nairobi oo si weyn loo adkeeyay cabsi laga qabo weeraro Shabaab fuliyaan 29/01/2022 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 27/07/2017 Aqriso:- Madaxweynaha kuuriyada Waqooyi oo xilalkii ka qaaday xubno kala duwan oo Xukuumadiisa kamid ahaa 04/06/2018 Amiirka cusub ee Boqortooyada Kuwait oo xilka loo dhaariyay 21/12/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.