Hoos ka dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb
January 2023
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharixiinta KGS oo sheegay inay ka walaacsan yihiin Amniga Shirka Baydhabo
by Warsan Radio January 10, 2023Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay walaac xoogan uga muujiyeen Amniga goobta lagu qabanayo Shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed. Qoraalka oo ay…
-
WARARKA MAANTA
Maraykanka oo sheegay in la qabtay Dooni waday Shixnad Hub ah
by Warsan Radio January 10, 2023Taliska Dhexe ee Ciiddanka Badda dalka Maraykanka ayaa sheegay inay qabteen Dooni nooca Kalluumeysiga oo lagu soo raray Shixnad Kumanaan Qoryaha Fudud ee AK47. Bayaanka ayaa lagu sheegay in 3…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddiga Amniga Koonfur Galbeed
by Warsan Radio January 10, 2023Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed isagoo kala hadlay sugidda Ammaanka magaalada Baydhabo iyo nawaaxigeeda. Guddiga Amniga Koonfur Galbeed ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Booliska oo ka hadlay Ganacsade lagu dilay degmada Xamarweyne
by Warsan Radio January 10, 2023Afhayeenka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Saadaq Doodishe oo ka hadlay dil maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa sheegay in dilkaas uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka, isla markaana…
-
WARARKA MAANTA
Jabuuti oo saxeexday heshiis ay ku sameysaneyso dayax-gacmeed
by Warsan Radio January 10, 2023Mas’uuliyiinta dalka Jabuuti ayaa heshiis horudhac la galay koox qaabilsan teknooloojiyadda hawada sare oo ka socota Hong Kong kasoo ku saabsan horumarinta qalabka iyo gantaallada dayax gacmeedka laga rido xilli…
-
Hoos dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo ay idin aqrinyso Muno Hussen.
-
Wararka ka imaanaya Koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Halkaas uu ka bilawday Abaabulka howlgal ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowlada Federaalka & Ciidamadda Maamulka Galmudug.…
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ciidanka ATMIS kala hadlay sugida Amniga Shirka Baydhabo
by Warsan Radio January 10, 2023Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan saacado socday la qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta qeybta 3-aad ee ATMIS eek u sugan Magaalada Baydhabo.…

