Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
January 2023
-
WARARKA MAANTA
Dal Carbeed oo ku dhawaaqay in kalabar uu ka cafinayo deynta uu ku leeyahay Soomaaliya
by Warsan Radio January 9, 2023 -
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni oo ka hadlay sababta uu ku diiday saxiixa War-Murtiyeedkii Shirkii Madasha ee Muqdisho”
by Warsan Radio January 9, 2023 -
WARARKA MAANTA
Maxaabiis dagaal oo Ukraine u dhashay oo la sii daayey
by Warsan Radio January 9, 2023 -
WARARKA MAANTA
Taageerayaasha madaxweynihii hore ee Brazil oo xoog ku galay baarlamaanka, maxkamadda sare iyo madaxtooyada
by Warsan Radio January 9, 2023 -
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed oo la taliye magacaawey
by Warsan Radio January 9, 2023Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa u Magacaabay Mudane Cusmaan Macalin Cabdi Ibraahim in uu noqdo La-taliyaha Arimaha Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed. Hoos ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb
-
Hoos ka dhageyso warka Fiidnimo ee idaacada Warsan oo aqrinaayo Sadam Hilal Sheikh.
-
WARARKA MAANTA
Guddiga joogtada Golaha Shacabka oo ka shiray sharciga Hay’adda NISA
by Warsan Radio January 8, 2023Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo Maanta qabsoomay. Shirka ayaa waxaa looga hadlayey…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka degmada Walanweyn oo mamnuucay hubka shacri darrada ah
by Warsan Radio January 8, 2023Wareegto kasoo baxaday Xafiiska Gudoomiayaha Dagmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa lagu mamnuucay Hubka sharci darada ah iyo rasaasta bilaa micnaha loo rido. Qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha…

