
Hoos ka dhageyso warka Galabnimo ee idaacada Warsan oo aqrinaayo Yuusuf Sheikh Aden
Shiinaha ayaa xudduudahiisa dib ugu furay dadka ka imaanaya caalamka markii ugu horreysay tan iyo markii ay xayiraadaha safarka soo rogtay bishii March ee sanadkii 2020-ka. Muddo saddex sano ah,…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa shaaciyay in uusan waxba kala socon Go’aanka uu Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guurre uu Guddoomiye cusub ugu magacaabay degmada Halgan,…
Hoos ka dhageyso Warka Duhunimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Hoos ka dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb.
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
