Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
January 2023
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Cali Guudlaawe Oo Si Kulul Uga Hadlay Weerarkii Ismiidaaminta Ahaa Ee Lagu Qaaday Maxaas
by Warsan Radio January 4, 2023Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay dhamaan dadkii ku shahiiday qaraxii saaka ee degmada Maxaas in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, Inta dhaawacyadu ka soo gaareenna uu Eebbe…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Ilhaan Cumar oo markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka
by Warsan Radio January 4, 2023 -
WARARKA MAANTA
Kooxda Al-Nassr oo taagereyaasheeda u soo bandhigtay Cristiano Ronaldo
by Warsan Radio January 4, 2023Kooxda Al-Nassr ayaa taageereyaasheeda u soo bandhigtay laaciibkeeda cusub Cristiano Ronaldo, ahna kabtanka xulka waddanka Portugal, waxaana garoonka Mrsool Park, kusoo dhaweeyay bad taageereyaal ah oo ku labisnaa midanka jaallaha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb.
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH KULA QAATAY VILLA SOOMAALIYA SAFIIRKA DALKA ITOOBIYA
by Warsan Radio January 3, 2023Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalkeenna Mudane Cabdifataax Cabdullaahi Xasan oo uu dhammaaday muddo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheekh Aadan (Dalmar)

