Wareysi aanu Layelanay Wasiir kuxigeenka Warfaafinta KGS, Aba Aawow Shariif Wefdi uu Hogaaminaayo Β oo soogaaray qarada yurub Gaar ahaa Dalka Holland socodaalkaasi ay ku marayaan qarada yurub ayaa aha ulajeedkooda in ayaa u gormadaan dadkooda ku dhibaytaysan soomaaliya Β oo ku habsatay abaarta siman ee ka jirta soomaali oo dhan. Β wasiirka ayaa sheegay inuu soodhigay bartiisa boga facebkko ku leeyahay baraha bulshada
muqaal ku cadeynaayo inuu ka xunyahay abaarta dadkeena ku habsatay.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA

