Howlgal lagu qabtay Maandooriye & Ciyaal Weero oo laga sameeyay Muqdisho written by Warsan Radio 01/06/2022 Ciidamada Ammaanka gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir kadib markii cabasho ay katimid qaar kamid ah Bulshada degmadaas.Howlgalka oo uu horkacayay Guddoomiyaha Cusub ee degmada Deeyniile, waxaana la sheegay in lagu soo qabtay Maandooriyaal iyo Ciyaal weero kuwaas oo qeyb weyn ka ahaa amni darrada kajirta degmada.Guddoomiyaha degmada Deeyniile ayaa Bulshada ku nool Degmada kula dardaarmay in ay kala shaqeeyaan sugida amniga iyo xasiloonida., isaga oo ka codsaday waalidiinta dhalay dhalinyarada ku howlwalan falalka amniga lidi ku ah in ay Carruurtooda kawarqabaan.Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa hadalkiisa waxaa uu intaasi kudaray in uu la dagaalami doona wax walba oo Amniga Degmada wax u dhibaya sida:1. Ciyaal weerada.2. Maandooriyaha3. Nabad diidka.4. Tuugada umada dhacda.Degmooyin badan oo kuyaalla Gobolka Banaadir ayaa dadka kunool waxaa bilihii la soo dhaafay ka cabanayeen Ciyaal weero iyo Kooxo Burcad ah oo dhac u geysanayay. Howlgal lagu qabtay Maandooriye & Ciyaal Weero oo laga sameeyay Muqdisho was last modified: June 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah ka yeeshay khilaafkii u dhaxeeyay next post Haweeneey hal meel ku dishay 6 Carruur ah oo ay dhashay You may also like Orodyahanka Mo Farah oo jebiyay rikoor uyiilay orod-yahan u dhashay Ethiopia 05/09/2020 Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan 01/04/2023 Madaxweyne Xasan Sheeh oo shir uga qayb galaya dalka Jabtuuti 09/12/2023 Tiradii dadkii ugu badnaa ee Cudurka Ebola Ugu Geeriyooday Dalka Uganda 02/10/2022 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 04/04/2020 Maxaa u qabsoomay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sanadkaan? 18/12/2023 Madaxweynaha soomaliya Xassan Shiikh & wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Kambala 09/10/2022 Dhageyso: Barnaamijka Waxbarashada Idaacada Warsan 10/06/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/10/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 22/10/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.