Cayaaryahankii hore ee Kubadda Koleyga Soomaaliya, Baana Abdulle Ali ayaa isniintii xalay ku dhintay London, isagoo u geeriyooday COVID-19. Waa cayaaryahankii labaad ee Soomaaliyeed ee ugu dhinta cudurkaan isbitaal ku…
CIYAARAHA
Halyey Magac Weyn Ku Lahaa Kubadda Cagta Oo U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus
Halyeygii kooxda kubadda cagta Leeds United ee Norman Hunter ayaa u geeiryooday xanuunka Corovnirus oo uu maalmo ugu jiray cusbitaal. Halyey Magac Weyn Ku Lahaa Kubadda Cagta Oo U Geeriyooday…
Sawiro: Koobka Dhiirigelinta Nabadda Oo Degmada Xudur Ka Furmay.
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha koonfur galbeed ayaa maanta qalab cayaareed ku wareejisay 12 Koox ee kubadda cagta ah ee ka dhisan Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool. Kooxahan ayaa 6…
Sawiro: Tartanka Kubadda Cagta Baydhabo Koob Oo Kafurmey Wasiirka Dhalinyarada KG
Baydhabo(WMN)_Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed Ayaa Garoonka Kubadda Cagta Baydhowa Kafurey Tartanka Kubadda Cagta Baidoa Cup Waxaana sidoo Kale Goobjoog ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada,Guddiga Kubadda Cagta Baydhowa…
Xulalka Soomaaliya & Eritrea Oo Kulan Saaxiibtinimo Ku Ciyaari Doona Caasimahada Dalka Somalia
Xulka qaranka Eritrea ee da’dooda ka hooseyso 20 sanno ayaa u duuli doona magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya 14ka bisha Febraayo halkaasoo ay kulan saaxiibtinimo kula ciyaarayaan dhigooda Soomaliya. Kulankaan…
Warsan iyo Wargeysyada Dunida Waxey ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
Kulan Wanagsan Asxaabta Ciyaaraha Jecel Wxaa her Qabagabo ah marayaan Suuqa kala Iibsiga Ciyaartooyda Kubada Cagta Manta iyo Suuqa Kala Iibsiga Manchester United ayaa doorbideysa inay marka hore soo shaqo galiso…
Akhriso:-Eden Hazard oo ku Dhawaqey in Marna kuma Biiri doono Manchester United xitaa haddii ay
Baydhabo Somaliya{WMN}-Xiddiga Chelsea Eden Hazard ayaa dab ku sii shiday kaddib markii uu sheegay inuusan meesha ka saareyn inuu mustaqbalka ka dhaqaajiyo England. Yeelkeede, Laacibka reer England ayaa qiray inuu…
France vs Uruguay (Goorma ayaa la ciyaarayaa kulankaan ka tirsan Quarter-Final-ka koobka adduunka?)
Moscow) 30 Juunyo 2018 Xulka qaranka Uruguay ayaa u soo baxay Quarter-Final-ka koobka adduunka kadib guul ay ka gaareen xulka qaranka Portugal. Uruguay oo ku jirta xulalka ugu adag koobka…
EPL: Ederson oo guul daro ka badbaadiyay Man City xili De Bruyne bareelo looga qaaday garoonka +SAWIRRO
London) 31 Dis 2017 Goolhaye Ederson ayaa guul daro ka badbaadiyay kooxdiisa Manchester City, kadib markii uu badbaadiyay gool ku laad loo dhigay Crystal Palace waqtigii dhimashada. Ciyaartoyda City ayaa…
Dhageyso:-Waa Baarnaamishka Ciyaaraha Warsaan Radio EE Baydhabo Wareyi Bishaar Mayow
Waa Baarnaamishka Ciyaaraha Warsaan Radio EE Baydhabo Wareyi Bishaar Mayow [Suldaanka]
