Dhegeystayaasha ku xiran Webset yada Warsanradio.com iyo wadaninews24.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Bishaar Mayow {Bashka} Halkaan Hoose Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaarahal oo dhameytiran:- …
CIYAARAHA
DHAGEYSO:- Barnaamijka Ciyaaraha idacada Warsan Radio Magaalada Baydhabo.
Dhegeystayaasha ku xiran Webset yada Warsanradio.com iyo wadaninews24.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Bishaar Mayow {Bashka} Halkaan Hoose Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaarahal oo dhameytiran DHAGEYSO:-…
Chelsea Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Soo Gaadhay Toban Ciyaartoy Oo Leicester City Ah, Fabregas Oo Laba Gool Isku Xusuusiyay Antonio Conte, Xili Blues Ay Ku Biirtay Kooxaha U Soo Baxay Wareega Afraad Ee Leaque Cupka
Chelsea ayaa guul soo laabasho cajiib ah ka gaadhay kooxda Leiciester City oo laba gool uga hormartay qaybtii hore ee kulankan, waxayna Chelsea si ay guushan u gaadho ubaahatay in…
Cesc Fabregas Oo Ka Hadlay Wararka Xanta Ah Ee Sheegaya In Conte Uu Ku Wargeliyay Inuu Bixi Karo
Kubad sameeyaha Blues Cesc Fabregas ayaa gaashaanka u daruuray wararka xanta ah ee sheegaya in lagu wargeliyay inuu ka tagi karo garoonka Stamford Bridge. Sida ay qorayeen warbaahinta kubadda cagta…
Waqtiga Ay Arsenal Ku Dhawaaqeyso Saxiixyada Shkodran Mustafi Iyo Lucas Perez Oo Lasoo Xan Waramay
Arsenal ayaa ku dhawaaqi doonta saxiixyada labada ah ee Shkodran Mustafi iyo Lucas Perez berito oo talaado ah sida ay qortay jariiradda Daily Star ee England kasoo baxda. Daafaca Valencia…
Paco Alcacer Oo Saaka Tijaabada Caafimaadka U Maray Barcelona Xilli Ay Valencia Kala Heshiiyeen Saxiixa Weeraryahanka.
Barcelona ayaa hal talaabo u jirta inay dhameystirto heshiiska ay Paco Alcacer kala soo wareegeyso Valencia ka dib markii uu ciyaaryahanka maray saaka tijaabada caafimaadka. Isagoo tijaabada caafimaadka ku maray…
Kulanka Ugu Soo Horeeya Ee Tababare Sam Allardyce Ee Xulkiisa England Oo La Shaaciyay Kooxda Uu Ka Horimaanayo & Waqtiga La Ciyaarayo.
WRB:Kulanka ugu horeeya ee tababare Sam Allardyce ee xulka England ayaa waxa uu ka horimaan doonaa xulka Croatia 1da bisha September. Madaxda xiriirka kubada cagta Ingariiska ayaa u diyaariyay tababaraha…
James Rodriguez Oo U Sheegay Zinedine Zidane: Waan Joogayaa Laakiin Waxaan Doonayaa Inaan Kulamo Badan Ciyaaro.
WRB:Ka hor inta uusan kooxdiisa Real Madrid kula biirin dalka Mareykanka, James Rodroguez ayaa ka hadlay hamigiisa ah inuu ku najaxo Santiago Bernabeu Stadium. 25 jirkaan ayaa kaliya ku soo…
DEG DEG: Kulankii Man City & Man United Ee Maanta Ka Dhici Lahaa Dalka Shiinaha Oo La Kansalay & Sababta Oo La Shaaciyay.
WRB:Kooxda Manchester United ayaa ku dhawaaqday goordhaweyd in kulankii saaxiibtinimo ee koobka International Champions Cup ee duhurnimada maanta dhexmari lahaa iyaga iyo Manchester City in la kansalay sababo la xiriira…
Daawo+Sawiro:Xulka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Galabta Wajahaya Dhigooda Puntland
WRB:Kullan aad u xiiso badan oo ka tirsan guruubka A, tartanka Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa galabta lagu ciyaari doonaa garoonka Banaadir satadium. Ciyaartaan ayaa waxaa isaga hor imaan doono maamul goboleedyada…
