Saciid cumar daahir oo soo booqdey warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya ayaa cudsadey in wax u qabtaan umada soomaaliyeed asigoo indha wax aragooda beeley asigoo 7 jir ah saciid ayaa sheegey in gargaar degdeg ah ubaahanyahay in umada wax uqabtaan sida dowlada, gacansatada iyo haa,adaha bulshada asigoo dhib badan heesto SACIID ayaa ah xaasle oo ilaa 3 caruur heesto kuwaasoo yar yar wuxuu iminka ku suganyahay hurseed uga yaraan ayaa wuxuu ka cudsadey in dugaan yar xitaa loosameeyo asigoo imaashaha warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya kalikiisa imaadey oo qof gacanta qabto heeysanin walaaal u gargaar oo caawi walaaal adna ilaahey ayaa ku caawinaayo wixii dhiibato ayaa bari heleysaa waa walaaal soomaali oo cimrikiisa inta badan wax argin walaaal ka faraxsi si dadka oo kale oo wax uqabsado asigoo indho leh walaaal,
February 14, 2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-GADOOMIYAHA DIINSOOR MUDANE SHIG SHIGOOW OO UGA WARMEY XAALADA HAATAN KU SUGANTAHAY
by Warsan Radio February 14, 2016Gadoomiyaha ayaa ka hadley arimaha haatan ka taaagan degmada diinsoor oo xaalado ka taakan taasoo ah xaga caafimaadka,biyaha, waxbarashda iyo kurontada ayaa degmada ah mida uga liidato asigoo ku celceliyey…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wasaaradda Haweenka Iyo Xuquuqda Aadanaha Maamulka K/Galbeed Oo Si Casri Ah Loo Qalabeyey ,,
by Warsan Radio February 14, 2016Marwo Binti Ibrahim Cali oo ah wasiir kuxigeenka haweenka iyo xuquuqda Aadanaha isla markaasina xildhibaan ka tirsan maamulka koonfurgalbeed soomaalia ayaa waxay in dhoweeydba wasiiradda waday dadaalo ay kor ugu qaadeeyso…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wakiilka QM Ee Soomaaliya Oo Baydhabo Soo Gaarey iyo Shir Muhiim Ah Oo Ka Socoda Madaxtooyada
by Warsan Radio February 14, 2016Baydhabo(WNN)- Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee X arunta Gobolka Bay, Soo gaarey Wefdi Ballaaran uu Hogaaminaayo Wakiilka Cusub Ee QM Ee Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Mr. Machael Keating. Wefdiga waxaa Xarunta…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO, WARSAN RADIO IYO WADNINEWS24 OO WAREYSI LAYEESHEY WASIIRKA WARFAAFINTA KOONFUR GALBEED UGAAS XASAN
by Warsan Radio February 14, 2016wasiirka war faafinta koonfur galbeed somaliya ugaas xasan ayaa waxaan kawareysanay qodobo badan ay is weydiinayaan reer koonfur galbeed somaliya dhagaysi wanaagsan oo wacan DHAGEYSO, WARSAN RADIO IYO WADNINEWS24 OO…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO DHALANYARADA ARLAATHI AID OO WAREYSI SIIYEY WADANINEWS24 IYO RADIO WARSAN BAYDHABO
by Warsan Radio February 14, 2016arlaathi oo ah urur wax uqabta dadka dhibaataysan koonfurta somaliya kunool waxaana marti nooga ah radio warsan dhalan yarada arlaadi aid oo kala ah xussen, cabda casiis, iyo ibraahim dhagaysi…
-
WARARKII MAANTA
Daawo: Wakiilka QM Ee Soomaaliya Oo Baydhabo Soo Gaarey iyo Shir Muhiim Ah Oo Ka Socoda Madaxtooyada
by Warsan Radio February 14, 2016Baydhabo(WSR)- Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee X arunta Gobolka Bay, Soo gaarey Wefdi Ballaaran uu Hogaaminaayo Wakiilka Cusub Ee QM Ee Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Mr. Machael Keating. Wefdiga waxaa Xarunta…
-
WARARKII MAANTA
Daawo Sawirada: Madaxweynaha KGS Oo Xafiiskiis Ku Qaabiley Wefdi Uu Hogaaminaayo Wakiilka QM Ee Somalia
by Warsan Radio February 14, 2016Wefdi Ballaran Oo Uu Hogaaminayo Wakiilka Cusub Ee Qarada Midoobey Ee Soomaaliya Mr. Machael Keating ayaa Goordhow soo Gaarey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Wefdi, waxaa Xarunta Madaxtooyadaka Ku…
