Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio Magalada Baydhabo
warka-caawa-27-09-2016
September 2016
-
Kalka Hoose Kadhageyso Warka Subax 27-09-2016
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Madaxweynaha oo ka hadlay maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
by ATEERA September 27, 2016Muqdisho(WRB)Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda aysan dadejin dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe. Madaxweynaha ayaa sheegay in qorshaha dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe uu so…
-
Cadaado(WRB)Maamulka Galmudug ayaa soo saaray amaro cusub oo lagu xaqiijinaayo amniga caasimada kumeel gaark ah ee Galmudug ee Cadaado. Maamulka Galmudug ayaa sheegay in siweyn loo adkeyn doono amniga magaalada…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:Maamulka KGS Oo Is Bedel KUsameeyey Howlgaladii Ay Kasocdeen Degmooyinka Kg
by ATEERA September 27, 2016Baydhabo(WRB)Degaano Iyo Degmooyinka Katirsan Goboladaan Baay Iyo Bakool Ayaa Waxaa Ka Socdaal Howlgalo Kadhan Ah Urarka Al Shabaab Kuwaasi Oo Ay Wadaan Ciidamada Xooga Dalka Somaaliya Iyo Ciidamada Dowlad Goboleed…
-
Muqdisho(WRB)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India dib dalka loogu soo celiyo.…
-
Muqdisho(WRB)Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka xiray inta badan wadooyinka soo gala Suuq weyn ee bakaaraha ee magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Gawaarida…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO:WAX GARADKA KGS OO CANBAAREEYEY XUKUNKII INDIA EE DHALINTA SOMALIYEED KU RIDAY
by ATEERA September 26, 2016Baydhabo(WRB)malaaq deerow yacquub oo lahadlaayey radio warsan ayaa waxaa uu kahadlay xukun lasheegay in dowlada india ay ku riday dhalinyaro somaliyeed oo ay ku eedeysay iney burcad badeed yihiin asagoona…
-
Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio 26-09-2016
-
Safiirka Maraykanka u qaabilsan Qaramada Midoobay, Samantha Power, ayaa ku eedeysay Ruushka in uu been ka sheegayo howlgalada uu ka wado Suuriya. Waxa ay sheegtay in Ruushka aanu argagixiso kula…

