Baydhabo(WRB)Taliyaha Hogaanka Iyo Jinsiyadaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Magacaabey Madax Airporka Magaalada Baydhabo Cumar Hagi Oo Ahaa Madaxa Imagareeshanka degmada baydhabo ayaana Loo Magacaabey Halkaan Hoose Ka Aqriso.

Baydhabo(WRB)Taliyaha Hogaanka Iyo Jinsiyadaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Magacaabey Madax Airporka Magaalada Baydhabo Cumar Hagi Oo Ahaa Madaxa Imagareeshanka degmada baydhabo ayaana Loo Magacaabey Halkaan Hoose Ka Aqriso.

Baydhabo(WRB)- Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa maanta Soo Bandhigtey Liiska Musharaxiinta U Tartamayso Aqalka Sare Ee 2016. DEG DEG+AQRISO: DOWLADA KGS OO MAANTA SOO BANDHIGTEY LIISKA MUSHARAXIINTA U TARTAMEYSA AQALKA…
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Magaalada laga Maqlaayo Raasaas goos goos ah oo ku dhaceysa Koonfurta iyo Waqooyiga Magaalada…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay ciidanka maamulka Koonfur Galbeed in ay ilaaliyaan sharafta iyo nidaamka shacabka kunool deegaanada maamulka Koonfur…
Baydhabo(WRB)Wasiirka Hubkadhaigista Dhaqancelinta Towbarada Iyo Maleeshyaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Xasan Xuseen Maxamed Eley Ayaa Waxaa Uu Kahadley Howlgaladii Ugu Dembeesey Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed…
Ruushka ayaa waxa uu codka diidmada qayaxan ee Veto ku diiday qaraarka Qaramada Midoobeey ee lagu dalbanayo in la joojiyo duqeynta magaalada Go’doonsan ee Xalab. Go’aanka Ruushka ayaa daba socda…
Saraakiisha Qaramada Midoobeey ee ku sugan Yaman waxa ay sheegayaan in in ka badan 140 qof ay ku dhinteen duqeyntii shalay ka dhacday Sanca. Duqeynta oo lagu eedeynayo isbeheysiga Sucuudiga…
Musharaxa madaxtinimada ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa raalligelin ka bixiyay hadal anshax xumo ah oo uu ka sheegay dumarka, kaddib markii ay soo baxday cajalad muuqaal…
Shariif xasan sheikh aadan madaxweynaha dowlada koonfur galbeed,wasiiro,xildhibaano,taliyaasha ciidamada amisom iyo kuwa soomaalida,madaxda maamulada gobalka iyo degmada ayaa ka qeyb galey munaasabad xariga looga jareyey xarun cusub oo loo dhisey…
Baydhabo(WRB)Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Waxaa Uu Shacabka Ku Nool Goboladaan Koonfurta Ugu Baaqey In Ay Kawada Shaqeyaan Nabad Galiyada Xiriir Wanaagsan Ay…
