Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsaradio 12-10-2016
October 2016
-
Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe, oo uu ka socdo shirka maamulka cusub ee 2-da gobol ee Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe ayaa iminka qaban qaabo loogu jiraa doorashada guddoomiyaha baarlamaanka…
-
WARARKII MAANTA
Dowladda Somaliya oo lagu eedeeyay in hubka ay dalka keento lagu iibiyo suuqyada Muqdisho
by ATEERA October 12, 2016Diblumaasiyiin u dhashay dalalka reer Galbeed ay waxa ay dowladda Soomaaliya ku eedeeyeen in hubka ay keento dalka ee loogu talagalay in lagu la dagaalamo Xarakada Al-Shabaab in lagu iibiiyo…
-
WARARKII MAANTA
Mareykanka oo Puntland & Galmudug ugu yeeray inay joojiyan colaadda Gaalkacyo
by ATEERA October 12, 2016Iyadoo Magaalada Gaalkacyo ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Maamulada Galmudug & Puntland, ayaa waxaa ka hadlay Mareykanka, waxaana uu labada maamul ugu yeeray in ay wada hadal ku…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:CIIDAMADA AMISON HOWLGALADA AY KAWADAAN GOBOLADAAN KOONFUR GALBEED
by ATEERA October 11, 2016Baydhabo(WRB)Saktarka Sedexaad Ciidamada Midowga Africa Ee Amisoon Baay Bakool iyo gedo Ayaa Dhawaan WaxaaUu Kahadley Howlgalada Ay Kasocdaan Degmooyinka Baay iyo Bakool Howlgaladaasi Oo Si Wada Jir Ah Ay Uwadaan…
-
WARARKII MAANTA
XOG: MADAXWEYNE SHARIIF XASAN OO 10-OKTOBAR KU DHAWAAQAYA MADAXWEYNE KU XIGEENKA KGS +MAGACA
by ATEERA October 10, 2016Baydhabo(WRB) Xog Hoose oo ay heshay shabakadda Wararka Warsanradio.com ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu Dhowaan ku dhawaaqi doono madaxweyne ku xigeenka Koonfur Galbeed Soomaaliya.…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Maamulka Degmada Qansaxdheere Oo Kahadley Xaalada Degmadaasi Oo Dhawaan Rashiin Lagaarsiyey
by ATEERA October 10, 2016Qansaxdheere(WRB)Shacabka Ku Go’doonsan Degmada Qansax Dheere Ee Gobolka Baay Ayaa Dhawaan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Waxaa Ay Gaarsiyey Deeq Rashiin Ah Looga Talagaley In Lagu Samatabixiyo Shacabka Oo Ay…
-
The Interim South West administration has announced a list of upper house candidates, becoming the fourth regional administration to make the declaration, Sunday Idale News Online Reports. The emerged and…
-
ARIMAHA BULSHADABANDHIGA AQOONTAFaalooyinkaWARARKII MAANTA
Aqriso:Sheekada Adigaa Is yeeley
by ATEERA October 9, 2016Baydhabo(WRB)Waa sheeko ka hadlaysa wiil in badan waano iyo wacdi wax ku qaadan waayay, kadib mar danbe ogaaday in markii la waaninayay u ekayd in uu wax ku qaato,laakiin caqli…
-
Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio 09-10-2016

