DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 14 -11-2016warka-caawa-14-11-2016
dhagax-dhiga-wazarad-dib-udajinta-kg
Wargeyska East African Monitor oo soo xiganaya saraakiil ka tirsan taliska AMISOM ayaa sheegay in ciidamada Ethiopia ay isaga baxayaan dalka Soomaaliya. Joseph Kibet Murrey afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa sheegay…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE CAAWA WAXAA IDIN SOO GAARSIINI DOONA C/LAAHI NUR JACEELAW DHAGEEYSI WANAAGSAN, was last modified: November 14th, 2016 by Warsan Radio
Wasiiru dowlihii Warfaafinta Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos ayaa goor dhow looga guuleystay Kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose, kaddib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo. Mr Beekoos oo muddo 12-sano ah ku…
Donald Trump, waxaanu u sheegay in “kelinimo” aanay dan u ahayn Europ iyo Maraykanka toona. Wuxuu sheegay in reer galbeedka ay soo food saartay caqabadii ugu wayneed ee dhanka nabadgelyada…
Shir ka socda garoonka diyaaradaha C/llaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhow waxaa lagu magacaabay Guddi ka kooban 18 xubnood, kuwaasoo ka shaqeynata dhameynta xiisada iyo dhaqan gelinta xabad…
DHAGEYSO:WARKA HABEEN IDAACADA WARSANRADIO 12-11-2016warka-caawa-12-11-2016
Dawladda Shiinaha ayaa balan qaaday in ay sii wadi doonto dagaalka ay ugu jirto wax ka qabashada cimilada adduunka ee sii kululaanaysa. Waxayna sheegtay in aysan wax saamayn ah ku…
