Hay’adda lacagta dunida (IMF) ayaa ansixisay heshiis lacag dhan 12 bilyan oo doolar lagu amaahinayo dalka Masar si dalka gacan looga siiyo in uu ka soo kabto dhaqaalihiisa sii dhacaya. Deyntan waxa Masar lagu siin doonaa muddo saddex sanadood gudaheed ah iyada oo marba in loo soo shubi doono.Ugu horrayn Masar waxa la siin doonaa 2.75 bilyan oo doolar, inta kalena waxay ku xirnaan doontaa hadba kobaca dhaqaale iyo is beddellada dalku sameeyo sida ay u miro dhalaan.
Madaxa hay’adda IMF, Christine Lagarde, ayaa sheegtay in aamaahdan samata bixinta dhaqaalaha loogu talo galay “wax lagaga qaban doono caqabadaha mudada dheer soo jiitamayey”.
Madaxweynaha Masar, Cabditataax al-Sisi, ayey soo food saartay shaqo la’aan aad u badan oo dalka ka jirta iyo hoos u dhac miisaaniyadeed oo u dhiganta 12% dhakhliga dalka soo gala.
Dalku wuxu weli la daalaa dhacayaa sidii uu u soo jiidan lahaa maalgelin shiyeeye ilaa iyo intii qalalaasaha siyaasadeed dalka ka oogmay sanadkii 2011 markii kacdoonkii loogu magac daray gugii Carabtu (Arab Spring) xukunka lagaga tuuray madaxweynihii hore, Xusni Mubaarak.
Dalxiiska ayaa ahaa isha dakhliga ugu badani ka soo galo Masar hase yeeshii hoos ayuu u dhacay shantii sannadood ee la soo dhaafay.
2016
-
WARARKA MAANTA
Ban Ki-moon oo Warqadaha danjirenimo ka guddoomay Yuusuf Garaad Cuma
by Warsan Radio November 12, 2016Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban ki-Moon,ayaa warkqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar,kaas oo uu Madaxweyne Xasan u magacaabay xilkaasi. Yuusuf ayaa soo…
-
WARARKA MAANTA
Golaha ammaanka oo waqti kordhin u sameeyay Kooxda la socodka Cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya
by Warsan Radio November 12, 2016Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay waqtiga Kooxda Monitoring Group oo dabagasha cunaqabateynta hubka ee saaran dalalka Soomaaliya iyo Eritrea, waxaana la gaarsiiyay ilaa 15 November sanadka 2017. Sidoo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxda Puntland iyo Galmudug oo goor dhow heshiis ku gaaray Gaalkacyo
by Warsan Radio November 12, 2016Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa goor dhow ku kulmay magaalada Gaalkacyo, iyadoo kulankooda ay goob joog ka ahaayeen Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid iyo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya. Kulankan…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Warka Idaacada Warsan Caawa Waxaa idin sogaar siini doonta Shukri ismaaciil 11/11/2016
by Warsan Radio November 11, 2016Dhageyso Warka Idaacada Warsan Caawa Waxaa idin sogaar siini doonta Shukri ismaaciil 11/11/2016 was last modified: November 11th, 2016 by Warsan Radio
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso Warbixin+fiirsosawiro:Doorashada aqalka hoose BFS oo maanta ka dhacdey magaalada baydhabo ee gobalka bay
by ATEERA November 11, 2016Baydhabo-warsanradio-Waxaa maanta la dooratay xildhibaanada todobo kursi ee aqalka hoose baarlamaanka federalka soomaaliya 2016 2020da. Xilddhibaanada aqalka hoose ee manta la doortay kumajirin haween,inkastoo ay fadhiyeen sedex haween ah oo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Warka Habeenimo oo ubadan Doorashooyinka kasocda Gobalada soomaaliya. Idaacada Warsan Caawa Waxaa idin sogaar siini doonta Shukri ismaaciil 10/11/2016
by Warsan Radio November 10, 2016warka-caawa-10-11-2016 Dhageyso Warka Habeenimo oo ubadan Doorashooyinka kasocda Gobalada soomaaliya. Idaacada Warsan Caawa Waxaa idin sogaar siini doonta Shukri ismaaciil 10/11/2016 was last modified: November 10th, 2016 by Warsan Radio
-
WARARKA MAANTA
Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Galmudug ayaa goor dhow si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Cadaado, iyadoo labo kursi maanta loo tartamayo.
by Warsan Radio November 10, 2016Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Galmudug ayaa goor dhow si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Cadaado, iyadoo labo kursi maanta loo tartamayo. Ergooyinka 51 xubnood ee matalaya beel walba ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirkii Maaliyadda Fargeeti oo looga adkaaday doorashadii Xildhibaannimada Aqalka Hoos
by Warsan Radio November 10, 2016Wasiirkii Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa goor dhow looga adkaaday doorashadii Xildhibaannimada Aqalka Hoose ee Koofur Galbeed. Doorasho adag oo maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa waxaa kursiga…
-
WARARKA MAANTA
Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda hoolalka ku yaala gudaha madaxtooyada dowlad goboleedka koofut galbeed soomaaliya iyadoo amaanka ay adkay nayeen ciidamada amaanka iyo kuwa amisom 9-11-2016
by Warsan Radio November 9, 2016Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda hoolalka ku yaala gudaha madaxtooyada dowlad goboleedka koofut galbeed soomaaliya iyadoo amaanka ay adkay nayeen ciidamada amaanka iyo kuwa amisom 9-11-2016 was…

