{WARSANRADIO} warka caaawa waxaa idi soo haarsiinaysa Shukri ismaaciil
dhageeysi wanaagsan
{WARSANRADIO} Gudoomiyaha Degaanka Yeed Ee Gobolka Bakool Cabdrisaaq cabdi Duwane ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Abaaro Ay Kajirtop Degaanka Yeed Hada Ladhibaateysay yihiin Dadka Iyo Deeyada Ku Nool Degaankaasi.…
[WARSANRADIO] kadib Markii Ay isticmaleen War biyeed Oo Ay Ku Yaashey Degaanka Masuubiyo oo Katirsan Gobolka Baay. Dadka Degaanka Ayaa Sheegaya In Dadka Dhintey In Ay Ku Sumoween Biyaha hagaaga…
wararka naga soo gaareya Magalada Moqadisho ayaa waxa ay sheegeyaan In xaley Lagu Diley Malaaq Maxamed Cali Xuseen oo ka mid ahaa Malaqyada 135 Malaaq soo Dhisey Dowalada KoobfurGalbeed Soomaliya…
{WARSANRADIO} ujeedada iskuulaadkan ay isu bahaysteen ayaa ah sidii ay muujin lahaayeen wada jirka ee isu tagga sida uu waxtar ugu leehayay mushttamaca marka ay taagantahay marxaladda adag ee…
