Dadka barakacyaasha duleedka baydhabo oo dal baday in dib loogu celiyo deegaanadooda ay ka yimaadeen mar kooda horey
dadka dalbanayaa in dib looceliyo ayaa waxa ka mid ah dadkii diinsoor ka soo barakacay markii horay,
CODKA HOOS KA DHAGEYSO
Dadka barakacyaasha duleedka baydhabo oo dal baday in dib loogu celiyo deegaanadooda ay ka yimaadeen mar kooda horey
dadka dalbanayaa in dib looceliyo ayaa waxa ka mid ah dadkii diinsoor ka soo barakacay markii horay,
CODKA HOOS KA DHAGEYSO
Qaar kamid ah musharaxiinti u tartamayay golaha degaanka degmada xudur ayaa Ku eedayay Wasaarada arimaha gudaha KGS iyo H.ada CRD in ay musuq maasuqeen. Dhageyso:-Qaar kamid ah musharaxiinti u tartamayay…
Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed ayaa manta lagu soo dhaweeyay baydhabo isagoona been abuur ku tilmaayay warqad dhawaan baraha bulshada qabsatey Dhageyso:-Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed ayaa manta lagu soo dhaweeyay baydhabo…
Wasiirka Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/laahi Sheekh Xasan ayaa Maanta Baydhabo ka furey Tababar ku Saaban Fahanka Dastuurka iyo Muhiimadiisa. Dhageyso:-Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed Oo Baydhabo ka furey Tababar…
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Mudane Cali Gacal Casir oo la hadlay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xilka ka qaadistii xalay ay sheegeen in ay ku sameeyeen Xildhibaano…
Maamulka Gobolka Bokool Ayaa Ka Warbixiyay Degaal Ka Dhacay Deegaanka Teed Ee Gobolka Bokool. Wararka naga soo gaaraya degaanka Teed oo ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada Xudur ayaa…
Guddoomiyaha Degmada Baraawe Aadan Cumar Madoobe oo la hadlay Radio warsan ayaa sheegay in Diyaarado Dagaal oo ah kuwa Duuliye la’aanta ah ay Duqeyeen Saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Meel…
Wasaarada Amniga Oo Natiijo Hordhac Ah Ka Soo Saartay Weerarkii Ka Dhacay Xamarweyne Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaaliya oo Maanta Saxaafada la hadlayay ayaa soo saaray natiijo…
Kulanka dood wadaaga ah waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha K/Galbeed Soomaaliya, waxaana su’aalo lagu weydiinayey islamarkaasina talooyin lagu siinayey wasiirka wasaaradd Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed C/laahi…
Micheal Keating oo ah Wakiilka gaarka ah xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Koonfur…
