Gudoomiyaha Deegaanka Goof Gaduud Buureey Siidoow Cali Sheebeey ayaa
Sheegay Muddadii koobnayd ee uu Xilka hayay in ay ka suurto galeen
Deegaanka Mashaariic aad u badan
Gudoomiye Siidoow ayaa sheegay in ay ka wadaan Deegaanka dhismooyin
kala duwan sida Isbitaal Casri ah, Dhismo Balaarin Suuqa Deegaanka
iyo Xafiisyo uu ku howl galayo Maamulka Deegaanka, isagoo sheegay in
dhammaan Mashaariicdaan ay ka taaheerayaan hay’do Caalami ah oo ay
Maamulkiisa ka codsadeen isagoo kaashanaya Maamulka Degmada iyo
Gobolka Baay.
2017
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Xildhibaan Daahir Cabdi Cabdulaahi (Dr. Go) oo ka hadlay Kalfadhigii B.F.S sababtii uu u baaqday.
by Warsan Radio September 11, 2017Xildhibaan Daahir Cabdi Cabdulaahi (Dr. Go) oo ka hadlay Kalfadhigii B.F.S sababtii uu u baaqday. Xildhibaan Daahir Cabdi cabdulaahi oo ka mid ah B.F.S ayaa ayaa ka hadlay Caawa mar…
-
{WARSANRADIO} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA OO IDINKAGA IMAANAAYEY MAGAALADA BAYDHABO JANAAY
-
WARARKA MAANTA
VIDEO Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdirashiid Soogaaly Baydhabo
by Warsan Radio September 10, 2017Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya cabdirashiid Cabdullahi Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta garay Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Garoonka Diyaaradaha Shati Gaduud ee Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Muqaalka Wasiirka Gaashaandhiga DFS Abdirashiid_Abdulahi_ Maanta baydhabo Soogaaray
by Warsan Radio September 10, 2017Wasiirka Gaashaandhiga DFS Abdirashiid_Abdulahi_Mohamed Maanta Magaalada baydhabo Waxaa Si Farxad iyo Kalgacaynimo Wadaninimo ugusoo Dhaweeyey. Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur galbeed soomaaliya Hasan Husein Mohamed. iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow iyo…
-
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye mukhtaar sheikh aadan (DALMAR) Waxaa Soo Jeedin Dono Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Gudoomiyaha Degmada Buur Hakaba oo sheegay in ay biyo la’aan ka jirto Degmada Buur hakaba
by Warsan Radio September 10, 2017Gudoomiyaha Degmada Buur Hakaba oo sheegay in ay biyo la’aan ka jirto Degmada Buur hakaba iyo Deegaanada hoos yimaada. Waxaa kaloo gudoomiyaha Degmada Buur hakaba axamed ibraahim Nuur uu ka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Wareysi Gudoomiyaha Golaha malaaqyada Gobolka Bakool Cali Aadan Wiir ayaa u sheegay
by Warsan Radio September 9, 2017Gudoomiyaha Golaha malaaqyada Gobolka Bakool Cali Aadan Wiir ayaa u sheegay Iadaacadda Warsan in uu meel fiican marayo dhismihii Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Waxaa uu intaa ku daray…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Sawiro:4 dhimasho iyo 5 dhaawac FAAH FAAHIN QARAX KA DHACAY MAGAALADA BAYDHABO
by Warsan Radio September 8, 2017Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax nuuciisa lagu sheegay Ismiidaamin oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, gaar ahaan Maqaaxi ku taalla Agagaarka Dahabshiil oo…
-
WARARKA MAANTA
4 dhimasho iyo 5 dhaawac FAAH FAAHIN QARAX KA DHACAY MAGAALADA BAYDHABO
by Warsan Radio September 8, 2017Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax nuuciisa lagu sheegay Ismiidaamin oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, gaar ahaan Maqaaxi ku taalla Agagaarka Dahabshiil oo aan…

