Baydhabo Somaliya{WMN}-Hadalkaan ayuu yiri Xuseen kushug xili uu o waramayay idaacada warsan
September 2018
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-RW Ku-xigeenka Soomaaliya Ayaa yiri Wa xaa la joogaa waqtiggii uu Farmaajo ka deggi lahaa Hargeys
by Warsan Radio September 30, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si loo dardargaliyo wada hadallada iyo isku soo dhawaashiyaha Somaliland, la joogo waqtigii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka degi lahaa magaalada Hargeysa.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xasan Sheekh oo guddoomiye kumeelgaar ah looga dhawaaqay Muqdisho
by Warsan Radio September 30, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha kumeel-gaarka ah ee Isbaheysiga Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda (UPD). Isbaheysigan…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Madaxda Hirshabelle iyo Guddii ka socday Aqalka Sare oo Muqdisho ku kulmay
by Warsan Radio September 30, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddiga loo xilsaaray xalinta khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada federalka iyo madaxda ugu sareysa dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankan oo muddo saacado ah…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Yuusuf macalin aamiin Baadiyoow ayaa ku dhowaaqay maanta in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynaha koofur Galbeed Soomaaliya taasoo lagu wado in ay qabsoonto 17 ka November 2018ka.
by Warsan Radio September 30, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}Musharaxa Yuusuf NMaxcalin Baadiyoow ayaa kaga dhawaaqay in uu tartamayo madaxweyninimada Koofur Galbeed xaflad uu ku soo bandhigayay Musharaxnimadiisa oo ka dhacday baydhabo, waxaan sharxay siyaasadiisa uu ku hogaamin…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dib u habeyn lagu sameeyay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee G/Banaadir
by Warsan Radio September 30, 2018Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa u magacaabay C/llaahi Xirsi Diirshe Kusimaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng. Yariisow…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Xildhibaan Bishiir oo Bulshada Degmada Qasaxdheere ku la had lay meel Fagaara ah
by Warsan Radio September 28, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Xildhibaabkaan Bashiir oo ah xil dhiibaan KGS kana soo jeedo Qasax dheere ayaa kula hadlay dadweeyne farabadan oo kakalayimid degmada qasax dheere iyo toolooyinka ku dha dhaw khudbadiisa oo…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye Bishaar Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: September 27th, 2018…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-SOMA, SWJ & SIMHA oo maanta xusay Maalinta Caalamiga ah ee hog-helidda
by Warsan Radio September 27, 2018Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Munaasabad ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen SOMA, SWJ iyo SIMHA, islamarkaana lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xog-helidda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaabadan oo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Midowga Yurub oo boqol Malyan oo Euro ugu deeqay dowlada Soomaaliya
by Warsan Radio September 27, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Midowga Yurub ayaa ku dhowaaqay deeq lacageed oo gaaraysa boqol malyan oo Euro una dhiganta ($116 million) inuu ku taageerayo dowlada Soomaaliyeed iyadoo ay tahay lacagtii ugu badneyd…

