Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara]
2018
-
WARARKA MAANTA
Daawo GUDIGA DOORASHADA KGS OO WAR MURTIYEED SOO SAAREY QAABKII DOORASHADA UDHICI LEHEED
by Warsan Radio November 2, 2018Guddiga doorashooyinka maamulka Koofur Galbeed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay ilaa 9 qodob oo ah shuruudaha laga doonayo qofka noqonaya murashaxa madaxweyne ee maamulka. Shuruudaha ayaa kala ah:-…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Dhalinyaro iyo Aqonyahano oo Galabta Xaflad u qabtay Musharax Mukhtaar Roobow
by Warsan Radio November 2, 2018Dhalinyaro iyo Aqonyahano oo Galabta Xaflad u qabtay Musharax Mukhtaar Roobow HOOS KA DAAWO MUQAALKA Daawo Dhalinyaro iyo Aqonyahano oo Galabta Xaflad u qabtay Musharax Mukhtaar Roobow was last modified:…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed oo soo saaray shuruudaha laga rabo Musharaxiinta
by Warsan Radio November 2, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Gudiga Doorashada oo ka Koban 27 Xubnood ayaa kulan koodi Manta ku Soo Saray Sharciyada iyo Waxyabaha Laga Rabo Musharaxiinta Guddiga doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa lagu soo…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warrsan was last modified: November 1st, 2018 by…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Musharax Shariif Xasan oo Maanta Sheegay in oo Yahay Musharax M/weynah KGS
by Warsan Radio November 1, 2018Baydhabo Somaliya{WN}- Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa manta markale ku celiyay in oo yahay Musharax u tartamaayaya Xilka madaxweyne KGS Xaflad oo aad loo soo agaasimay kana soo qeeb…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddoomiye Mursal oo Muqdisho kula kulmay Xildhibaanada Koofur Galbeed ee ku kacsan Shariif Xasan
by Warsan Radio November 1, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa xalay hoygiisa ku qaabilay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed oo maalin ka hor diyaarado lagu…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: October 31st, 2018 by…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Qaar ka mid ah Xildhibaanada KGS oo hadl kulul ku weeraray madaxweynaha DFS, iyo Xildhibaano Dowlada Dhexe ugu yeertay Muqdisho.
by Warsan Radio October 31, 2018BAYDHABO(warsanradio)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada KGS oo hadl kulul ku weeraray madaxweynaha DFS, iyo Xildhibaano Dowlada Dhexe ugu yeertay Muqdisho. HOOS KA DHAGRYSO CODDKA Dhageyso:- Qaar ka mid ah…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dowlad goboleedyada oo warqad jawaab ah u diray Aqalka Sare
by Warsan Radio October 31, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa soo dhoweeyay isku dayga uu hormuudka ka yahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kaasoo lagu xalinayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Warqad jawaab…

