Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan
2018
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Kulankan ay soo abaabuleen Maamulka Gobolka Degmada, ururada Bulshada rayidka. Waxaana looga soo horjeeday faragalinta Dowladda dhexe ay ku hayso doorashooyinka Koofur Galbeed.
by Warsan Radio October 28, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Shaati oo ah gudoomiyaha ururka Dhalinyarada Gobolka Baay iyo Xaawo Sokor Cali oo ah gudoomiyaha haweenka Degmada Baydhabo mar ay ka hadleen kulanka ka hadleen waxaa ay sheegeen…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Wareysi ku saabsan degaalkii maanta ka dhacay WALAWEYN
by Warsan Radio October 28, 2018Shan qof ayaa ku dhimatay sided kalana way ku dhaawacantay dagaal beeloodyo ka dhacay degmada Wanlawayn ee gobolka Shabeelada hoose. Ilo wareedyo ku sugan degmada ayaa Idaacadda u xaqiijiyay in…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay oo ku Saabsan dilkii Jamal Khashoggi
by Warsan Radio October 28, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Sacudi Carabiya ayaa oggolaatay in lagu dhex diley Jamal Khashoggi oo ahaa saxafi wax ku qora wargeyska The Washingotn Post gudaha qunsuliyadeeda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Inkastoo…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Warbixin ku saabsan Maamul Goboleedka Puntland oo Xilalka laga qaaday Saraakiisha Booliska iyo Daraawiishta isagoo taliyaal cusub u magacaabay xilalkoodii.
by Warsan Radio October 28, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland (8)Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta. Laga bilaabo 25 October 2018 waxaa…
-
WARARKA MAANTA
Xog xasaasi ah: Deegaanka kamsuuma oo xaley lagu duqeeyey kooxda alshabaab
by Warsan Radio October 28, 2018Xog xasaasi ah: Deegaanka kamsuuma oo xaley lagu duqeeyey kooxda alshabaab In kabadan 10 kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab oo uu ku jiro horjooge sare ayaa xalay lagu dilay duqeyn diyaaradeed…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Galabnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Qoyska reer Boqor oo kula kulmay Qasriga magaalada Riyadh wiilka uu dhalay Khashoggi ee Salah
by Warsan Radio October 23, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Boqorka Sacudi Carabiya Boqor Salman iyo Amiir ka leh dhaxalka Boqortooyada Maxamed bin Salman ayaa la kulmay qaar ka mid ah qoyska iyo qaraabada Saxafigii la diley ee…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo sheegay in dilkii Khashoggi uu ahaa mid hore loo qorsheeayy
by Warsan Radio October 23, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo qudbad u jeedinayay Baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay in dilkii saxafigii Jamal Khashoggi uu ahaa mid hore loo qorsheeyay. Erdogan ayaa sheegay in…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Boqor tooyada Sacudiga oo tacsi u diray qoyska Jamal Khashuggi
by Warsan Radio October 22, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Boqor tooyada Sucuudiga Boqor Salmaan iyo wiilkiisa Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa labaduba taleefoon kula hadlay wiilka uu dhalay Jamaal Khashoqqi kaasoo lagu magacaabo Saalax iyaga oo uga…

