Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu]
2018
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: December 26th, 2018 by…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddoon cusub oo ay doorteen Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka
by Warsan Radio December 26, 2018Somaliya{WMN}- Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta doortay Guddoon cusub, kaddib markii laga saaray xubnihii Guddoonka guddigaas. Kulan xubnaha Guddiga ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Madaxweynaha DGKGS Mudan C/Casiis xasan Mohamed Lafta gareen ayaa Maanta Si rasmi ah u la wareegay Xilka Madaxweynimo
by Warsan Radio December 26, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}-Kullan ay goob joog ay ka haayeen Mas’uulyiin kala duwan oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur galbeed soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo Xildhibaano ka wada tirsan Baarlamanka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Hay’adda Caalamiga ah ee ICG oo K/Galbeed: Madaxweyne la Caleemo-saaray iyo Xiisad Holacday
by Warsan Radio December 25, 2018Somaliya{WMN}-Hay’adda Ka-hortagga Xasaradaha Caalamiga ee ICG ayaa warbixin dheer ka qortay doorashadii dhowaan ka dhacday magaalada Baydhabo iyadoo warbixintana cinwaan ugaga dhigtey “K/Galbeed: Baydhabo Madaxweyne la caleemo-saaray iyo Xiisad Holacday”.…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
-
WARARKA MAANTA
Daawo (Deg Deg) Qarax ka dhacay Baydhaba iyo wararkii ugu dambeeyay,
by Warsan Radio December 25, 2018Fahfaahino dheeri ah ayaa laga helayaa qaraxyo ka dhacay magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga. Ugu horeyn, qarax Miino oo lala…
-
WARARKA MAANTA
Daawo Madaxweyne Laftagareen Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda UNSOM
by Warsan Radio December 25, 2018Baydhabo (WR)- Madaxeeynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xadan Maxamed(laftagareen) ayaa Maanta Magalada Baydhabo kulan sagootin ah ugu sameeyey Vikram Parekh madaxii hore UNSOM ee Magaalada Baydhabo. Kulanka waxaa…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Madaxweynaha Ruushka Putin oo la Sheegay inuu ahaan jiray Basaas
by Warsan Radio December 25, 2018Baydhabo Somaliya{WMN}- Madxaf ku yaalla magaalada Dresden ee dalka Jarmalka ayaa laga helay kaaarka aqoonsiga ah ee ay qaataan askarta basaaska ah, kaasi oo uu isticmaali jiray, Vladamir Putin oo…

