Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
November 27, 2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ku dhawaad 40 wariye oo ka kala yimid Gobolada kgs oo tababar logu soo xiray Magaalada Baydhabo.
by Warsan Radio November 27, 2019Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Towbarkan oo ay u qabatay hayada unsom ayaa lagu baranayey Tabinta wanaagsan ee arimaha Bani’aadmnimada,Doorashooyinka iyo bad baadada suxufiga Waxaana xiritaanka towbarkan ka qaybgalay wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta KGS…
-
WARARKA MAANTA
International partners welcome recent political engagement in Somalia
by Warsan Radio November 27, 2019Mogadishu, 27 November 2019–Somalia’s international partners* (listed below) welcome the recent meeting between President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo and two former Presidents, Hassan Sheikh Mohamud and Sheikh Sharif, which discussed…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro:Waxaa Baydhabo Lagu dahfurey Shir Looga Hadlayay dhaqaale Uruurinta iyo Horumarinta Mashaariicda Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool .
by Ateera November 27, 2019Baydhabo(WMN)_Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ahna Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Si rasmi ah Baydhabo ugu Daha Furey Shir Looga Hadlayay dhaqaale Uruurinta iyo Horumarinta Mashaariicda…
-
WARARKA MAANTA
SAWIRO:Agaasimayasha guud iyo Agaasime waaxeedyada Wasaaradaha KG Oo Loosoo Xiray Kulan Wadda Tashi ah
by Ateera November 27, 2019Baydhabo(WMN)_Kulankaani waddada tashiga ah ayaa waxaa kaqeyb galay dhamaan agaasimiyaasha wasaaradaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaliya waxaana soo qaban qaabisay wasaarada caddaalada iyo garsoorka kg waxaa lagu qabtay magalada baydhabo.…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso: Gudoomiye Cabdirisaaq Saajin Oo Kahadlay Meelaha Ay Marayaan Dib U Haweynta Waddooyinka Degmada Xudur.
by Ateera November 27, 2019Xudur(WMN)_Gudoomiyaha gudiga howlaha guud iyo dib u-dhiska degmada xudur ee golaha deeganka Cabdirisaaq Isaaq Saajin ayaa ka warbixiyey howlaha dhismaha wadooyinka xudur oo ay gudigooda ka wadaan, waxaana dhismiyaashaasi ay…
-
WARARKA MAANTA
On delays to Somaliland parliamentary and local council elections
by Warsan Radio November 27, 2019Mogadishu, 27 November 2019 – We, the undersigned regional and international partners* of Somaliland, recall the significant agreement between political parties in July 2019 which recognised the “critical importance of holding…
-
WARARKA MAANTA
Dhagayso: Odiyaasha Dhaqanka KG Oo Kashirayaa Sidii Loosoo Xulilahaa Xildhibaanada KG.
by Ateera November 27, 2019Baydhabo(WMN)_Kadib markii maalmo kahor uu madaxweynaha kgs uu sheegay in xulista xildhibaanada maamulkiisa ay uraaci doonaan sida ku qoran dastuurka dowlad goboleedka oo sheegaya in baarlamaanka uu ka koobnaadoono 95…

