Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
November 2019
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Waxaa ladilay Taliyihii Ciidamada Nabadsugida Gobolka Mudug qeybta Puntland.
by Warsan Radio November 18, 2019Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhow lagu diley waqooyiga magaalada gaalkacyo taliyihii ciidamada nabadsugida maamulka Puntland ee gobolka Mudug Col Xaashi Aadan Cilmi.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Booliska Somaliland oo xiray tifaftirihii Horn Cable TV, xayiraadna saaray TV-ga
by Warsan Radio November 18, 2019MUQDISHO, Soomaaliya, 18 Nofembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa ugu baaqay masuuliyiinta Somaliland inay shuruud la’aan ku siidaayaan Tifaftiraha Guud ee telefishanka Horn Cable Cabdulqaadir Saleebaan Caseyr (Codey)…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
-
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Inkastoo ay Xaalad kacsanaan ka jirta Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, kadib markii uu ka biyo diiday gudoomiyihii hore ee degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigoow in uu xilka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-DOOD KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA IYO KA QEYBGALKA SIYAASADA DALKA.
by Warsan Radio November 18, 2019Baydhabo Somaliya-{WMN}-Waxaa Maanta Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhowa lagu Qabtey Dood ku saabsan Haweenka iyo Ka Qeybgalka Siyaasada Dalka, waxaana ka qeyb Galay 1-Aamina Cabdikariin Maxamed oo ah Xoghayaha Dhalinyarada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Xisbiga Wadani oo laga xiray Xoghayahii Guud iyo Afayeenkiisa,
by Warsan Radio November 17, 2019Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani ee Somaliland Khadar Xuseen Cabdi & Afhayeenkii Xisbiga Barkhad Jaamac Batuun ayaa Caawa lagu xiray Magaalada Hargeysa. Afhayeenka oo caawa fiidkii ka hadlayay shir jaraa’id…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Kulan looga hadlayay Arrimaha Xuquuqul Insaanka oo Jowhar lagu qabtay
by Warsan Radio November 17, 2019Shirka Wada-tashiga ee xuquuqda Aadanaha muhiimka u ah iyo arrimaha la xiriira ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Haweenka…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…

