Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye C/Naasir Maxamed Mayow
2019
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wasaarada arimaha gudaha KGS diyaarisay sharciyada golaha deegaanka
by Warsan Radio November 24, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Wasaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib uheshiisiyiinta Dowlad Goboleedka KGS ayaa Baydhabo Tababar socodon doono mudo afar maalin ah ugu qabtey Gollaha Deeganka Demada Berdaale towarkaan ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-qaar kamid ah barakacayaasha kunool duleedka baydhabo oo ka hadlay dhibaato loo gaystay.
by Warsan Radio November 24, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Kaaamka Banjinaaay waxa uu ka mid yahay Kaamamka ku yaaala Magaalada Bydhabo Ee Xaruunta Ku gaar ah Ee Maamulka KGS qaar ka mid dadkii deganaa Kaamkaas ayaa Maanta…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Madaxweynaha kgs cabdicasiis xasan maxamed laftigareen oo sheegay in goordhow ay furidoonaan wadooyinka xayiran ee isku xira muqdisho iyo baydhabo.
by Warsan Radio November 24, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Dhawaan Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshey Madaxweynaha KGS Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen , iyo 77 Xildhibaan ee Labagole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Deegaan Doorashadooda ay…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-‘’Waxaan isku fahannay madaxweynaha dib u celinta barakacayasha’’ xildhibaan Dhalxa
by Warsan Radio November 24, 2019Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Xildhabaan maxamed cumar dhalxa oo kamid ah xildhabaan baarlamaanka fadaraalka soomaaliya oo deegaan doorashadiisuna tahay kgs ayaa ka war bixiyay kulanki dhexamaray xildibaanad labada aqal ee barlamaanka DFS gar…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Shirkadda Hubaal Traders Company oo xarun cusub ka furatay Baydhabo
by Warsan Radio November 23, 2019Baydhabo Somaliya-{WMN]-Xaflad lagu daahfurayey Hubaal Traders Comapany ayaa ka dhacday Baydhabo, waxaana ka soo qeyb galay ganacsato, dhalinyaro iyo Odayaal kuwaasoo danaynayey shirkadda la daahfurayo adeegyada ay bixiso si ay…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Maxaa dib loogu dhigay muxaadaradii Sheekh Umal ee Muqdisho?
by Ateera November 22, 2019Muqdisho(WMN)_Waxaa si lama filaan ah dib loogu dhigay muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ku qaban rabay magaalada Muqdisho, sababtuna kuma saabsana muran shalay Khamiistii hareeyay arrimha la xiriira muxaadaradaas.…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…

