Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
2019
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Qaran Ee Qaxootiga Soo Guyo-noqonaya Iyo Barakacayaasha
by Warsan Radio November 14, 2019Muqdisho, Khamiis, Nofeember 14, 2019—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada. Golaha ayaa ansixiyay…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Galmudug:-NISA oo wariyaal ka qaadatay telefoonnadooda, amarna ku bixisay in wararka doorashada lagu soo wargeliyo
by Warsan Radio November 14, 2019MUQDISHO, Soomaaliya, 13 Nofembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu walaac xoogggan ka muujinayaa awaamiirta cusub oo lagu xayirayo xorriyadda saxaafadda madaxa-bannaan iyo falka sida sharci darrada ah taleefoonadooda…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Dowladda Qatar Ka Guddoomay Doomo, Cagafyo Iyo Gaadiid Kale
by Warsan Radio November 13, 2019Muqdisho, Arbaco, Nofeember 13, 2019—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safiirka Qatar ee Soomaaliya ka guddoomay doomo, Cagafyo iyo gaadiid…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Dood looga hadlayey doorka dhalinyarada ay ku leeyihiin siyaasadda dalka.
by Warsan Radio November 13, 2019Baydhabo Somaliya-{WMN}-Doodda ayaa ku saabsanayd doorka dhalinyarada ay ku leeyihiin siyaasadda dalka. Waxaana ka qayb galay dhalinyaro u dhaqdhaqaaqda dhalinyarada kuwaasoo kala ah. Aadan Mayoow Cali Sahro Ibraahim Maxamed Yaasiin…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Xukuumadda oo Horumarineysa Dhismaha Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Faransiiska
by Warsan Radio November 13, 2019Paris, Arbaco, Nofeembar 13, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday dhismaha safaarada Soomaaliyeed ee dalka Farasniiska. Mudane Xasan Cali Khayre oo safaaradda kula kulmay ku simaha safiirka…
-
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
-
Waxaa xilkiisii la wareegey Taliyaha cusub qeybta lixdamaad dowlada fadaraalka Soomaaliya u soo Magacawdey Maxamed Sheekh Cabdulahi Ciirow .Waxaana munaasabadda xilwareejinta kasoo qeyb galey Taliyaha ciidanka lukta xoogga Dalka Soomaaliyeed…

