Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan
2019
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Gudoomiyaha Baarlamaanka FS oo horumar ka sameeyay wada xaajoodyada ka socda Baydhabo ee lagu xalinayao tacaddiyadii ka dhacay doorashadaii koonfur galbeed ka hor.
by Warsan Radio January 21, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Gudoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdiraxmaan Sheekh Mursal ayaa kulamo gooni gooni ah la yeelanaya bulshada qaybaheeda kala duwan si uu u booga dhayo fadqalaladii siyaasadeed eek a…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Baydhba=- dib u heshiisinta Koonfur Galbeed oo laga daremayaa Madaxtrooyada Mamulka
by Ateera January 21, 2019Gudaha xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed waxaa ka bilowdey kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayo rabshadihii doorashadii ka hor ka dhacay baydhabo iyo Xarigii loo geystey Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Dayax Madoobaadka Sanadkan 2019 Xiliyada ay dhacaayaan oo lashaaciyay
by Warsan Radio January 20, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}-Cirbixiyeenada ayaa soo uruurinaya macluumaadka dayax madoobaad la sheegay in uu dhacayo, kaas oo ay dadka qaar sheegayaan in uu la mid yahay kii bishii July dhacay oo loo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Madaxweyne Waare oo ka hadlay dagaalo kadhacay deegaano ka mid ah Hirshabelle
by Warsan Radio January 20, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar ayaa ku eedeeyay colaadaha ka jira deegaano ka mid ah Hirshabelle inay hurinayaan mas’uuliyiin,cuqaal iyo…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Taliska Mareykanka ee Africa oo sheegtay in ay kadileen Al-Shabaab 52 ku na dileen duqeyn
by Warsan Radio January 20, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Taliska Mareykanka ee Africa ayaa war ka soo saaray duqeyntii maanta ka dhacday Gobolka Jubadda Hoose, kaasoo lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, kaddib markii ay weerareen Saldhig…
-
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: January 17th, 2019 by…
-
WARARKA MAANTA
Baydhabo oo ay soo gaartay wafuud ka kala socota Dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada qayb ka ah jamhuuryadda Federaalka Soomaaliya.
by Ateera January 16, 2019Wafuud kala gedisan oo ka socotay Dowladda FS iyo maamul Goboleedyada Dalka ayaa soo gaaray Baydhabo kuwaasoo ka qayb galaya caleema saarka madaxweynaha KGs Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Wafuuda ilaa…
-
WARARKA MAANTA
Akriso+Sawiro:Afartan iyo Todobo arday oo dhamaysatay tababar xirfada gacanta ah oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay hoolka shirarka hay’adda SOS ee magaalada Baydhabo.
by Ateera January 15, 2019Afartii Sano oo uu waziir ka ahaa dowlad goboleedka kgs Cabdullaahi Cabdi Cumar Fanax ayaa sheegey in wazaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedkaKGS ay xil weyn iska saartey ku taba…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Maqaayada The Village ee magaalada Muqdisho oo goor dhow Qarax Dhacay
by Warsan Radio January 14, 2019Baydhabo Somaliya{WMN}- Qaraxan oo siweyn looga maqlay inta badan xaafaddaha magaalada Muqdisho ayaa warar hor dhac ah oo laga hellayo waxaa ay sheegayaan in lagu weeraray Maqaaxida The Village oo…
