Baydhabo(WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo soo saarey Maxamuud Cali CAbdullahi waxana soo jeedinaya Wariye Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
May 2020
-
WARARKA MAANTA
Xaafada Horseed (B) oo 12 Dhibcood aga adkaatey Xaafada Wadajir Tartankii Caawa.
by Warsan Radio May 8, 2020Baydhabo-(WMN)-Idaacada Warsan ee Magalada Baydhabo oo Habeenkii 15 ee tartan aqoonedka bisha Ramadaan ka socdey ayaa caaw waxaa is arkey Xafadaha kala aha Wadajir A iyo Horseed B.tartanka oo taabagilnaya…
-
Baydhabo(WMN)-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Trump oo shaaca ka qaaday in Weerarkii ugu xumaa ee abid lagu soo qaaday Mareykanka
by Admin May 8, 2020Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in cudurka dilaaga ah ee caronavirus uu noqday weerarkii ugu xumaa abid ee lagu soo qaado dalka Mareykanka. Donald…
-
Halkan Hoose ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Wariye Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Maamulka KGS oo ka digay in la siyaasadeeyo dhismaha golaha deegaanka ee maamulkaasi
by Admin May 8, 2020Maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay dhismaha golaha deegaanka ee maamulkaasi loo samaymayo. Maamulka ayaa waxa uu sheegay in laga fogaado in qaab qabiil ama siyaabo…
-
WARARKA MAANTA
Turkiga oo wajahaya hoos u dhac weyn oo ku yimid lacagtiisa Lira
by Admin May 8, 2020Lacag dalka Turkiga ee Lira ayaa qiimaheedu hoos u dhacday iyadoo ganacsatada ay ka walaacsan yihiin saameynta dhibaatada coronavirus ku yeelan karto dhaqaalaha Turkiga iyo siyaasadaha Ankara. Lacagta Lira oo…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in uu bilaawdey Barnaamij uu dahfuray Madaxweynaha
by Admin May 8, 2020Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi warfaa ayaa sheegay in barnaamijka Baxnaano uu bilaawday lixdii bishaan islamarkaana uu gaaray 17,666 qoys oo Soomaaliyeed ee Guud…
-
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa war ay soo saareen oo lagu baahiyey warbaahintoda ku sheegtay dilka goolhayihii hore ee xulka kubadda cagta qaranka Soomaaliya Cabdiweli Colaad Qanyare Gaatamow. Allaha u naxariistee Gaatamow…
-
WARARKA MAANTA
WHO oo ka digtay in qaarada Africa ay 100 kun oo qof ugu dhiman karaan COVID-19
by Admin May 8, 2020Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka walaacsan xaaladda caafimaadka qaaradda Afrika, waxeyna ka digtay iney tiro ka badan 100 kun oo qofood u geeriyoon karto cudurka COVID19 hadii lagu guuldareysto…

