Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
June 21, 2020
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Masar oo looga digay faragalinta ay ku heyso dalka Liibiya
by Admin June 21, 2020Dowlada caalamka aqoonsan yahay ee Liibiya ayaa ku eedeysay madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-Siisii in uu faragalin milatari ku hayo hayo dalka Liibiya. Al-Siisii ayaa Sabtidii shalay uga digay ciidanka xukuumada…
-
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa waxay maanta dalka ka diiwaangelisay xaalado cusub oo dhimasho ah, oo ka dhashay xanuunsidaha COVID-19, ee uu Coronavirus keeno. Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxay goor dhow ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Puntland, eedeyna u jeediyey DF
by Admin June 21, 2020Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad ee dhammaysata tababarkooda, kuwaasoo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland. Ciidankan tababarku…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka & Wakiilka QM ee Soomaaliya oo kulan yeeshay
by Admin June 21, 2020Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa waxa ay ku soo dhaweysay Isbitaalka Guud ee De-Martino wafdi uu hogaaminayay Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Dood ku saabsan xalinta khilaafaadka ee degmada baydhabo ee wasaarada cadaalada.
by Warsan Radio June 21, 2020Doodan oo looga hadlayay adeega kala duwan ee bulshada u heyso xarunta xalinta khilaafaadka ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed gaar ahaan mida Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galey Gudoomiyaha…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay in Kuraasta Haweenka ku fadhiyaan loo gaar yeelo
by Admin June 21, 2020Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedederaalka Soomaaliya ayaa kulan waxaa uu weli uga socdaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadlayo Ajendo muhiim ah. Kulanka oo ah kii 5-aad…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)

