Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Wariye Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele).
June 2020
-
WARARKA MAANTA
Munaasabadda daah Furka Go’aamadii Shirka Dhab u Heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland
by Admin June 15, 2020Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey in shirkani uu guul,…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo: Waxaa naga go’an in wadahadal maan furan oo miro dhal lagu xalliyo tabashada Soomaaliland
by Admin June 15, 2020Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ay u…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Abiy oo dib uga laabtay Jabuuti, kadib shirkii shalay
by Admin June 15, 2020Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saakay ka ambabaxay Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaas, kadib markii uu shalay ka qeyb galay Shirkii dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Abiy Axmed…
-
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo isniin ah ay kulan ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho,kaas oo ay uga hadlayaan Arrimo dhowr…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni oo Maanta furaya kal-fadhiga 46aad ee Golaha Wakiilada puntland
by Admin June 15, 2020Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in Maanta uu Magaalada garoowe ka furo Kal-fadhiga 46aad ee Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland. Furitaanka Kalfadhiga waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha…
-
Dowladda Jabuuti ayaa bayaan ka soo saartay wejigoodii 1aad wadahadalada, oo Maqribnimadii xalay lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Djibouti ee Xaruntaasi dalkaasi. Wadahadalada oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Waxaa magaalada Djibouti ku soo xirmay maalintii koowaad ee furitaanka wadahadalka dhinacyada Soomaaliya iyo Somaliland. Maalinta berri ah ayaa la filayaa in ay furmaan kulamo farsamo ah, sida uu Warbaahinta…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo caawa aqrinayo Maxmuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa).

