Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Wasaarada Gaadiidka KGS oo sheegtay in dib ladhisaayo Garoonka Diyaaraddaha Xudur
by Admin July 21, 2020Kormeerkan oo bilow u ah Dhismaha iyo dib udhiska garoonka diyaaradaha ee degmada Xudur ee Gobolka bakool oo uu maanta ku tagey Wasiirka gaadiidka Dowlad goboleedka konfur galbeed oo ay…
-
Hoos ka dhageyso Warka ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Albashiir oo maanta la maxkamadeynayo
by Admin July 21, 2020Maxkamadaynta Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa maanta ka bilaabaneysa magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Sudan. Cumar Al-Bashiir oo 76-sano jir ah ayaa lagu soo oogayaa dacwado…
-
WARARKA MAANTA
Midawga Afrika oo kulan deg deg ah ka yeelanaya xiisadda biyo xireenka Webiga Nile
by Admin July 21, 2020Guddoomiyaha xilligaan ee ururka midawga Afrika Cyril Ramaphosa ayaa iskugu yeeray madaxda dalalka Afrika qaarkood si xal loogu helo muranka ka dhashay dhismaha biyo xireenka wabiga Nile. Cyril Ramaphosa waxaa…
-
Dhageyso qeybta (7aad) ee Barnaamijka Bidhaamiye oo ah Barnaamij taxano ah waxana looga hadlaaya waxbarashada .ka dhageyso Idaacada Warsan maalin walbo oo Talaado ah,Barnaamijka waxaa daadihinaya Wariyasha kala ah C/llahi…
-
WARARKA MAANTA
Kulanka Madaxda Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedyada oo dib u dhac ku yimid
by Admin July 21, 2020Shirka rasmiga ah ee Madaxda dowlad federalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo la filayay inuu maanta u furmo ayaa dib u dhac uu ku yimid iyadoo xalay kulan ay labada…
-
WARARKA MAANTA
Jaamacada Oxford oo ku guuleysatay Tallaalka Cudurka Coronavirus
by Admin July 21, 2020Jaamacadda Oxford ee ku taal dalka Britain ayaa ku guuleysatay inay hesho tallaal ayey u badantahay in aanu aadanaha waxba yeelayn oo uu carinayo difaaca jirka. Dad lagu tijaabiyey oo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)

