Hoos ka dhageyso Barnaamijka Baraarug oo ah Taxano looga hadlo Xanuunka Coronavirus, waxana oo soconaya afar todobaad Maanta waa qeybtii 3aad.Barnaamijka todobaadkan wuxu ku Saabsanyahay Muhiimada ay leedahay in Bulshada Dadka Hogaanka o ah ay Caawiyaan Dadka nugul iyo Sida ay u caawiyaan.
July 2020
-
WARARKA MAANTA
Amnesty International: Xilligan COVID-19, Barakacayaasha Ilaahey Ayaa u Maqan
by Admin July 21, 2020Qoraal cusub oo ay soo saartay Amnesty International ayaa looga hadlay xilligan uu jiro COVID-19 iyo xaaladda dadka barakacayaasha ah iyada oo sheegtay in laga deyrinayo, oo ilahey uun u maqan yahay.…
-
Waxaa maanta lagu wadaa in dowladda Soomaaliya ay gurmad deg deg ah garsiiso dadka saameynta ku yeeshay fatahaadii uu webiga shabelle ka sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Kumanaan…
-
WARARKA MAANTA
Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga ah ee Maraykanka oo ballanqaaday inuu qaadayo xayiraada saaran Muslimiinta ay Soomaalidu ku jirto
by Admin July 21, 2020Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka ee Joe Biden. ayaa ku booriyay Muslimiinta Mareykanka inay codeeyaan, isagoo ku tilmaamay wax aan loo dulqaadan Karin islaam nacaybka Trump. Joe Biden wuxuu wacad ku…
-
WARARKA MAANTA
Trump oo ku hanjabay in ciidamo dheeraad ah uu u diri doono goboladda Mareykanka
by Admin July 21, 2020Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay In ciidamo dheeraad ah uu diri doono qaar kamid ah gobolada wadankaasi. Trump ayaa go’aankiisan ku tilmaamay mid uu kusoo celinayo xasiloonidii…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Yurub oo ku heshiiyay boqolaal bilyan oo wax looga qabanayo saameynta Covid-19.
by Admin July 21, 2020Hogaamiyaasha Midowga Yurub ayaa heshiis ka gaaray saameenta uu reebay caabuqa saf-marka ah ee Karona. Kulankan oo soconayay mudo afar maalmood ah ayaa ugu danbeen 27’ka xubin ee qaybta ka…
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo dad badan ka afduubtay deegaano ka tirsan Gobalka Baay
by Admin July 21, 2020Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay dad badan ka afduubteen tuulooyin hoos taga degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay. Dadka ay afduubteen Al-Shabaab waxaa tiradooda lagu sheegay in ka badan 60-qofood, oo u badan…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay Kulamo xasaasi ah oo ka dhacaya Dhuusamareeb
by Admin July 21, 2020Waxaa xalay markale kulan xasaasi ah Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ku yeeshay Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka ka jira. Kulankaas ayaa waxaa uu mid…
-
UNICEF Somalia/2020 (Xinhua) — The UN children’s fund (UNICEF) and the government of Puntland in northeast Somalia on Monday launched the Learning Passport, a digital remote learning platform where children…
-
English news
Somalia: Internally displaced people surviving by “the grace of God” amidst COVID-19. Amnesty International
by Admin July 21, 2020Incessant fighting, recurrent droughts and floods, and the worst locust invasion in more than 25 years are forcing more people to flee their homes in Somalia, leading to severe overcrowding…

