Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacda Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
September 2020
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Dhageyso Barnaamijka Beeraha oo maanta looga hadlaayo Diyaarinta Dhulka iyo Falista Cowska
by Warsan Radio September 28, 2020Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo maanta looga hadlaayo Diyaarinta Dhulka iyo Falista Cowska,Barnaamija soo saaristiisa waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunida iyo Beeraha ee FAO iyo…
-
The acting Prime Minister Khadar Mohamed Gulaid has today formally handed over the office to new Prime Minister Mohamed Hussein Roble. Roble was appointed on 17th of this month by…
-
WARARKA MAANTA
Wargeys soo bandhigay canshuurta uu bixiyay Trump sanooyiinkii u dambeeyay
by Admin September 28, 2020Wargeyska New York Times ayaa sheegay in madaxwayne Donald Trump uu bixiyay oo kali ah $750 oo ah canshuurta dakhliga sanaddii 2016, oo ahaa markii uu xilka u tartamay iyo…
-
WARARKA MAANTA
Cumar Filish oo amray in la xoojiyo amniga Caasimadda Muqdisho (SAWIRRO)
by Admin September 28, 2020Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ku amray Gudoomiye-yaasha Degmooyinka inay xaqiijiyaan amniga. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ee…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga farsamadda soo xulista Barlamaanka labaad ee Hirshabelle oo gaaray Magaalada jowhar
by Admin September 28, 2020Waxaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle guddiga farsamadda soo xulista Baarlamaanka Labaad ee maamulka Hirshabelle. Guddigan gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa waxaa garoonka Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka gobolka Hiiraan oo balan qaaday dhismaha Buundooyin muhiim ah (Sawiro)
by Admin September 28, 2020Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa balan qaaday dhismaha Buundooyin burbursan oo muhiim ah in la dayactiro kuwaas oo ku yaala waddada laamiga ah gaar ahaan Buundooyinka Beergidiid…
-
WARARKA MAANTA
15 deegaan oo Gedo ka tirsan oo Is-gaarsiinta ay ka maqantahay
by Admin September 28, 2020Sida ay tilmaamayaan wararka laga helayo Gedo ayaa waxay sheegayaan in illaa 15 deegaan oo ku yaalla Gobolkaas ay ka maqantahay is-gaarsiinta, waxaana sidoo kale xayiran adeegga lacagaha la isugu…
-
WARARKA MAANTA
Kulanka Maanta Golaha Shacabka oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Qaxootiga
by Admin September 28, 2020Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya ayaa maanta ah waxaa ay ka doodi doonaan sharciyo dhowr ah. Kulanka ayaa ah kulan weynaha golaha waxaana ajandayaasha ay kala yihiin…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

