Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
November 2020
-
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Safarka Ra’iisul wasaaraha ee magaalada Baydhaba ayaa la sheegay inuu ku…
-
WARARKA MAANTA
Qalbidhagax oo shaaciyey qofka ay la tahay inay laheed amarkii loogu dhiibay Itoobiya
by Admin November 22, 2020Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa cadeeyey cidda ay la tahay inay masuul ka aheyd in loo dhiibo Itoobiya, sidoo kale waxa uu ka hadlay waxa uu ka aaminsanyahay musharaxnimada Xasan…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo maamulka gobolka Banaadir kala hadlay dhibaatooyinka taagan caasimada
by Admin November 22, 2020Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la qaatay masuuliyiinta ugu sarreysa Maamulka Gobolka Banaadir. Rooble ayaa kula…
-
WARARKA MAANTA
Shirka midowga musharaxiinta oo wajigiisa labaad galay iyo wararkii u dambeeyey
by Admin November 22, 2020–Waxaa maanta wajigiisa labaad gelaya shirka wada-tashiga ee midowga musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Inta badan shirkaan ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha…
-
WARARKA MAANTA
Maxay ka wada-hadleen Cabdikariin Guuleed iyo guddoomiye Cabdi Xaashi?
by Admin November 22, 2020Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ah musharax madaxweyne ayaa xalay kulan gaar ah hoygiisa kula qaatay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda…
-
WARARKA MAANTA
Qoorqoor oo la kulmay Cabdikariin Xuseen Guuleed (SAWIRRO)
by Admin November 22, 2020Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed. Madaxweynaha Galmudug iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed,…
-
WARARKA MAANTA
Xogta Shirkii Musharaxiinta Madaxweynaha iyo howlo ay isu direen ka hor shirka berri
by Admin November 21, 2020Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee maanta shirka uga furmay magaalada Muqdisho ayaa durba waxay isu xil saareen howlo la xiriira arrimaha guddiyada doorashada heer dowlad goboleed sida Guddiyadii Galmudug iyo Hirshabelle…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKII MAANTA
Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Oo Lagu Xusey Magaalada Baydhabo.
by ATEERA November 21, 2020Munaasabaddaan ka dhacdey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa loogu dabaaldagaayey Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 Nov. oo laxuso sanad kasta. Munaasabadda ayaa waxaa qeyb ka…

